Waxaa beryahan la isla dhex marayey arimaha ku saabsan Federalka taasoo ey qaar ka mid ah wax garadka Digil iyo Miifle ey yiraahdeen xiligan la taagan yahay dan uguma jirto digil iyo mirifle federalka si aan u sii falanqeyno arimahaas ayaga ah ayaan waxaan dood wadaag u sameyney profesoro iyo siyasiyiin ka tirsan Digil iyo Mirifle.
Waxaa doodaas ka qeyb qaadanaayey Pro Adan Cali Buule, Prof Cabdulkadir Nuur Abu iyo Siyaasi xilal badan kasoo qabtey dowladihii kumeel gaarka ahaa ee dalka soo marey Mudane Axmed Sheekh Muqtaar.
Bal nala daawada sida ey u dhacdey doodan.