Dhegeyso:- Sidey u arkaan siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle Moshinka laga keeney Ra'isul wasaare Saacid

0
46

mooshinWaxaa beryahanba magaalada Muqdisho ka socdey loolan siyaasadeed oo salka  ku haya siyaasad dahsoon oo ay rag kale oo aan la arag abaabulayaan taasoo markii dambe sal looga dhigey xil ka qaadistii lagu sameeyey taliyaha ciidanka boliska in loo adeegsado siyaasadaa ayada ah.

Qaar ka tirsan siyaasiyiinta digil iyo mirifle aya magaalada muqdisho ka bilaabay in ey albaabulaan moshin ka dhan ah dowlada uu saacid Raisul wasaha ka yahay moshinkaas oo shaley la hor geeyey Baarlamaanka, Marka si aan wax uga ogaalo mowqifka qaar ka mid ah siyasiyiinta  digil iyo mirifle ayaan waxaan wax ka weydiinay Siyaasi Axmed Shekh Muqtaar wuxuuna inoo sheegey in arkin uusan eheyn mid ku saleysan xil ka qaadistii lagu sameyey taliyaha cidaanka boliska balse uu yahay wax uu ugu yeerey koox Qiiq isku Qaris ah wax ey wataan.

Ayadoo ah ah halkan hoose ka dhegeyso.

Axmed Sh Muqtaar

 

Daafeet.Com