Daawo:- Bare Hiiraale oo Xaflad caleemo saar ah loogu sameeyey Magalada Kismaanyo

0
68

hiiraaleCol, Barre Aden Shire Hiiraale oo ah madaxweynihii labaad ee Kismaayo ayaa waxaa loo sameeyey caleemo saar lagu sii adkeynayey is madaxweynenimadiisa.

Caleemo saarka Barre ayaa waxaa yimid taageerayaashiisa. Waxaana halkaasi ay ku muujiyeen sida ay uga dhab tahay inuu Barre Hiiraale uu yahay Madaxweynaha Jubaland.

Waxaana ay caleema saarkan timid kadib markii madaxweynihii sadexaad isagana isla magaalada Kismaayo dhinac ka mid ah uu uga dhawaaqay inuu Madaxweyne yahay.

Daafeet.Com