
—Xildhibaano ciidamada Nabad Sugida ku eedeeyay inay ishortaag ku sameeyeen kulan ay lahaayeen iyo Nabad Sugida oo beenisay warkaas.
—Kolonyo Ciidamada AMISOM ahaa oo miino kula kacday jidka warshadaha
—-Maamulka Dowlada ee Gobolka Gedo oo Sheegay in ay ka soo horjeedaan Is Magacaabida Axmed Madoobe
—-Dagaal ka dhaca Faafaxdhuun iyo mushaaraad la qeybiyey
—Istiin Xasan Baasto oo kamid ah Madaxwaynayaasha Kismaayo oo Igad la kulmay.
—-Wafdigii ka socdey Urur Goboleedka IGAD oo ka Ambabaxay Kismaayo
Halkan ka dhegayso wararka Wadajirradio Atlanta