Xog:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Iscasilay.

33
324

seraIyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn doono gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Dr Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (SIIDII) ayaa waxaa haatan kasoo hormaray xilkaqaadistii la sugayay Istiqaalo uu iskiis u keenay taasi oo weliba ku cad sababaha uu isu casilay oo ayna ugu horeeyaan in ay dowladu wax ka qaban weyday Isbaarooyin si sharci daro ah ee gobolka dhex ceegaaga, Amaan daro iyo waliba wada shaqayn la’aan uu kala kulmey madaxda maamulada degmooyinka gobolka.

Warqada iscasilaada ah ee uu qoray Dr Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (SIIDII) ayaa laga heley ilo aan sidaa uga fogeyn xukuumada.

Hayeeshee ilaa iyo haatan waxaan cadayn in Istiqaalada Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (SIIDII) gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose la hor geeyey madaxweyne Xasan iyo in kale madama ey warqada ku socoto madaxweynaha.

Si kasta oo loo dhigaba waxaan shaki ku jirin in qoraalkan  uu yahay mid uu qorey Gudoomiyaha  sidaa daraadeedana ay dhici karto inay xiriir leeyihiin.

 

Halkan ka akhriso warqada Istiqaalada.

 

1

 

 

 

33 COMMENTS

  1. Habaneeyo maxumee mahaysa adiga mid samata bixin kara gobolka ii sheeg mase sugi kartaa amaanka gobolka af lama rabo wax tar ma heysaa meeshaan sexer iyo misaar iyo Garuun wax laguma waardiyeeyo ee awooow Ayaa la rabaa dadka been ha u sheegiin wan is naqaanaa shancaleemood wadan ma difaacaayo ee naftada Maxa been uga sheege Hal tigniko xitaa ma qabtiin mida kale dad lisku keekenay ayaatihiin oo mideysneen qaar wa jareer qaarna waa eeylo qaarna waa eelaay side niila aaminaa ileen meel niigula soo hagaago ma qabtiin eeylo iyo jareer intan Xil dhibi lahaa nasab Maa lawaayay meeshaas qof aan garre ahayn Kama talinaayo ku farax AMA ka nax awood ayay ku joogaan garre eeylo iyo jareer siigaaro dabata ah waxba Kama qaadayaan dhulkana wa dhul garre hadaa is waashaana wa niila barakiciinaa xabad aya niigala saraa waxay dan idinkuugu jirtaa afkiina inaa xertaan waxuush sigaaro dabato ah oo afsoomaaliga garaneynin Ayaa tihiin waxad soo qoreysaan ma af baajuunbaa Mise wa af eeylo afsoomaaliga iyo qoraalkaba iska saxa qashin San buur buuran ayaa tihiin

  2. saxibayaal dhibka mahin kuwa comentiga ka bixinya ee waa kan webkisa ku qoray oo cuqdadeysan , waligedna kama baxayaan cuqdada waayo ,maxuma ha shego is casilada ben iyo run tey ahaaataba, lakin waxaa yaab leh , jinsi in uu ka dhaxeeyo asi iyo naag bitti ah , ogow garre rer daafetka xitaa waa ka faanana jareernimo darteed marka sidii wa iskal weyn yahay waxad ku shegto ee cuqdada haku disho intas aan kugu rebaaa

  3. Cabdikarim wadani labada link ee masha saran ma aragtid miyaa mise mise daafeet aa kuu jilicsan kuwa kale waa ka baqeysaa miyaa anaa kuugu celinaayo fur laban link ka dib ka hadal horaa loo qorey asaga ma bilaabin 22 bishii may ayaa la qorey waxan asna maantuu qorey.

    http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=2036:gudoomiye-guursaday-garoob-ugaandhiis-ahqalinkiikaameradda-wareegta-ee-shacabkamedia&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3

    http://www.puntlandpost.com/xog-gudoomiyaha-gobolka-shhoose-oo-xilka-iska-casilaywaa-maxay-sababtu/

  4. kkk kan rer daafetka ah ima jilcana lakin waa walaakis dile wax matare ah wararke benta ah ee laga faafiyey hadey kuwo caodw ah ka faafiyen muxuu cadowga warkoda u sooq atay ciil u dhimo garre waxba sidiiw axba lagama cunaayo kii neceb iyo kii jecel

  5. KKKKKKKKKK ANIGA NINKAA AAD IYO AAD AYAA UGARINEYAA ISIGA DR FII WUU SAYEEYI AYAAN ORINEYAA FALKAAN waani gof masuul gaadikaro ma aha waa lagugaldime isiga waaani taarikhdiisa marka diblo eego waxaa katirsinaaye ciidamadii janaraal xasan farax ceyidiid cidamadiis ayaa ahaaye gonkaan waa gof oo oloshiid ushageesiti ah waayi isiga

  6. I need turjubaan cause I don’t understand af jareer and af eeylo no more , xaywaanka wato malag maxu ka shekeynayaa afkiisa mahfin calaa kuli xaal waxaa tiri lagu yiri xoolayahow adoonka sanka kuusan , dr v afka haku soo taagin kuwa gabdhaha jareerta kaa wasi jiray ayuu kaa celshay weligaa beeraha lagugu Falan jiray ma garre ayaad gaartaa mida kale kan xun ee looma ooyaan ka ah jareerka madoobe wato aniga ha iiso qadan waxyabaha looma ooyaanka qoreen iyo jareerta mana fiiriyo mana rabo inaan fiirsho minorities ka iyo kuwa looma ooyaanka ah waxyabaha ay daabacaan wacaan fiirshaa dadka fayoow waxay qoran dadka xanuun sana xabad ayan ku daaweynaa midakale aad tiri reer daafeet ma idin Jilcan Haa Wayo wa ajaaniib san buur buuran mida kale daafeet madigaa leh markad ileedahay tortoorow soo qaado gaaljecel aya kugu waso har iyo habeen nacas yahoow sigaaro gaadka ah tortoorow noocaado kale iyo jareertaba wan ku adoonsanaa wana ku wasnaa gabdhahooda gabdhaha reer daafeet wasmada way ku macyihiin weliba marka la kufsado eeriyadaas Markan soo gaaro guska ii kici jiray siil daafeet iiso carfo waxii sharmuuto shabelaha hoose joogay daafeet number one ah

  7. HORTA MID OGAADA dhalinyarda comentiga bixineysa ninba waxa uu noq abow an ogaanay iyo mesha xanuneysa

    lakin rer daafeet koley kulli jareer ma wada han inkastoo ay isku dhexmilmeen lakin kan hada webkaan so qoray waa jareertii xaabari ka timid waaye marka yaan lala yabin ninkii jecel iyo kii neceb garre bitti waxba uma arkayo warkoda ileenw aa boontena sas ula socda

  8. ASC WALAALAHEYGA IYO DADKA AAN DEEGANKA NAHAY ,HORTA IN DADKA LAYSKA CAAYO MAFIICNO DAGAALKA JOOJIYA DR C/QADIR SIIDIINA WAA NIN MAS,UUL AH QOF WUXU SOO QORAY WAXBA KAMA DHIBEYSO WAA NIN SHAQADIISA IYO HOWSHIISA YAQAAN DADKA GOBOLKA DEGANA AY JECEL YIHIIN SIYAASADIISANA AY WANAAGSANTAHAY HADANA SHAQA AYUU KU MAQAN YAHAY WADANKA MABA JOOGO DADKAAN WAXAN SOO QORAY ISKU XISHOODA ,TEEDAKALE GARRE WAA DADKA UGU TUNKA WEYN DIGIL TORTOOROW,FARSOOLEY ,QORYOLEY,NUUN GARE BAADLLE MACLIN CAAF MASOO KOOBI KARI AFGOOYE BARIIRE AWDHEEGLE LAFA GARRE, WAR IYO DHAMAANTIISA DADKU WAA WALLAALO GARRE HADUU ILAAH BADIYAY YAAN LAGA XUMAANIN KENYAAYAGA DEGA ITOBIA SIDOOKALE WALALYAAL DR SIDII DADKAAS AYUU KA DHASHAY MARKA YAA DOOD KA QABA WILIGOODA AYAY TALIN JIREEN HADA 7 SANO AYU HAAYAA XILKA MURAN KAMA TAAGNO SIYAASADIISA AYA WANAASAN MARKA REER DAAFEET WLALHENA AYA TIHIIN RAALI NOQDA KA DANBEEYA MADAXDIINA U HOGAANSAMA

  9. walaala yaal qofka mas uulka waa ceeb in hadala xun oo aanan jirin laga sheego ilaah xaqa ha idin fahansiiyo dr c/qadir waa nin xilkiisa guta yaan lagu mashquulin waad mahadsantihiin c/kariin iyo yarka dafeet wata sida wanagsan aa u difaacdeen beenta aa ka difaacdeen walaalkiina ama gadoomiyahiina qeer alah idin siiyo maamulka iyo madaxdiina way idinka mahad celineysaa

  10. waryaa kan daafeetka wata ee garha jareerta wax kashegayo waryaa garaha kuwa ayagaa qaawan socda oo naasaha ufurun ee cowradooda as turinin miyaa dat nooga dhigeeysa jarerta waa kuwa dharka kuu xiray kuuna dhisay guri aa coowrdaada kuqarsatid hadii kale banaankaa isku fuuli laheeydeen xayawaan

  11. Kkkkkk jareer nima hadaa qiratay haad mahaysidee nagu kala biti ani jareerta boos neer qodoow leen ku aqaan iyo god qashin qodow bye

  12. marka hore waa salaman tihin inta caqliga u saaxibka ah ma jecleyn inaan qof cayo laakin nacaskan wato magaca Dafet wax jariirad qortey ayaa dad u ceyneysa jareer iyo wax loo joogin axmaq ayaa tahay mida kale shanta calemod jarerteda iyo jileceeda ma gaari kartan walina mala shegin rerkaas oo dhilonimo lagu sheegey laakin waa la yaqaana halka la yaaqo waxad sheegeyso waana is og tahay laftada wuxu yahay rerka aad difaaceysid bro mid kale inta aan difaaceyno Garaha aad sheegeyso ayaa dad aan asxaab nahay naftooda ku waayeyn Dagal ka dhacey degmada wweyn sanadki 1993 mar ay weerer ku soo qaaden degmada galjecel degna oo colaad so jireen ka dhexeysey beesha aad ka dhalatey iyago dulaan ku ahaa Wanbatte meel la dhaho oo garaha xoogg gajecel kaga heysto ilaa hada. markey magalada joogen maalin ka dib ayaa dib loo soo weerarey oo laga cawood roonaadey oo aan daawan weyney qasabna nagu noqotey inaan ka garab dagaalano oo difaacno warya nacas baa tahay dadka walalaha ah ha isku dirin anaga qare walalo ayaa nahay laakin adiga oo kale oo wasaq ah oo dhiig ceyr kugu jiro aya dadka isku dira mida kale waxan ku sheegaya ceyr malahan gobolka jererta aad sheegeyso ayaa leh hadad neceb tahay iyo hadi kale webka waad ceyn karta xor ayaa u tahay laakin jarer ayaa sidaas ah shanta caleemod ayaa sidaas ah waa kugu ceeb hadad wax naceysid nac qofka dhulkaaga xooga ku maamulle hada joogo goob walbo siidina hadu wax tari waayo ha isaga dego dadka dhiigooda iyo dhulkoda wax tara ayaa meesha imaanaya o isaga dhama

  13. runta hada idin shego gare dad inay yihin xata uma aqonsana waa daba dilifka habargidir shabelaha hoose mesha aad ka dagtin wa la ogsoyahay waa tulo xun oo ladhaho toratorow kkkkk mainority aya tihin aniga mesha aan dago waa la ogsoyahay dhulkeyga dhul latirin karo ma ahan wlh bilahi waa iga dhare nag gare ah waxa lagu wasey tula ladhaho war aw mursal waxan lagu wasey 20 wiil aniga xata gob joog aya ka aha lkn dadka wasey maku jirin aniga waa yara markas gare dad iska dhigayan waa xayawaan marke is gursnayan xata ninka nagtisa nin kale aya usoo bikri jibina waa dhaqankod waa xayawanimo mesha ka gareen aniga waxa ka hadlaya xaqiqda kama hadlayo wax been ah waxa aniga shegayo wax jiro waye marka gobolkas laba qabail aya waligoda difaci jirey waa biimaal iyo shancalemod tarikhda aya husi donta waligina cadowga gobolka jogo hal xabad xata maku rideen waryada gobolkas digilnimo aya kujogtin warka hada badasin wad iska guri dontin wad ogtihin hal qabill shancalmod kamid ah xata iskama celi kartin markas tikniko aad ka hadle qurunyohow uragada ah aniga tikniko wa leyahay iyo dabajexo adiga maxa ledahay xagena daktaan magalada aad ka dagtid ii shek goboloka markas ila hadal hadal ina idinku qasariyo xata ma ahan

  14. sxb aniga waxa ahay nin yabura samale ah somali dhalad ah adiga somalinimadada shaki kujira afka aad ku hadshin xata adunka meel lagu hadlo majiro wakunu waxow hadal miya maaay ma ahan maxatirina ma ahan ninminka nimanki digil ka dhigey aya qaladka laha cawantan mesha ka imaden xata la aqonin wa uraago kenya iyo ethiopia ka imadey mar dambe shancalemd afka hada ku taktid mesha aa jogto aya kugu imana mesha aya kugu wase koley wacelo aya tihin gare xalal majire nikax isku gursatiin

  15. jareer iyo eeylo idinka aya kasoo faracanten anga ben hanaga shegin dad dhalad ah layaqano aya nahay sagro gadow idinka aya taqanin wax aad cuntan mahaysatin noo imada cunta aya din sinayna masakiin gudomiyaha asgaba jareer ah marka hore waxa is dhahayey ninkan timaha adag maxa waye ay is dhahayn koley nin dhalad ah ma ahane xage ka imadey aya is dhahayey mar dambe aya laishegay cawanta inu kaso jedo waxa ladhahay digil ahan aya logu dhibey jagada ama cqudad aya galaysa maxa yeley manority ay ka yhin gobolka hal dagmo xata madagan mesha aa kamiden ayad kulabanaysin jareta cidina aheyd was urgadatihin wase biimaal aya hada idin dharsan qofkii idin ka celinayo aya larawa anagana waa idin daban donaa dadka gobolka dagan waydi waxa dhahda libaxyada gobolka yawaye dheh oo ladagalamey habargigir nummer one waxa waye rer dafeed qabailka labad biimaal

  16. mgalada soo qado magaladeyna hada soo qadatid mar kale walsha kugu hor wasa koley nag gare ah qimo malahan silkeda mel walba yala dadka kale jareer iyo eeyl u dhashey niminka gare ah iska qabta si xun idin cayen ama anaga aya idinka celinayna no shega koley niminkan anaga ayey naga baqan maglo la aan aya hayso waxay ka cabsanayan cunaqabten in lagasaro magalada ina imaa wayan mar dhow course aya loo bilaabi dona afka maay lagu barayo haka soo qeybgalaan koley somali ma ahan waa urago maay kuma hadlan maxatitina mayaqan kkkkkkkkkkkkkkk

  17. Ninka wata Daafeet Ama MUnasar please asluubta ilaahi ma jecli inan blog saaro qoraalkada isku dey in aad waxa aad ka hadleyso ey ahaato wax ku saleysan asluub haddii kalana waxada o dhan blog ayaan sari doonaa insha alaah mida kale magaca webka aad ila daafeet aad isticmaleyso soo bedel sida uGu dhaqsiyaha badan madama webka magaciisa yahay daafeet ma rabno waxa aad qoreyso iney u maleynayaan inan aniga qorey

  18. Asc dhamman…
    salaan kadib..ninkan wuxuu qalad galay iyo wuxuu saxay labadaba waa lagala xisaabtami doonaa…mida kale hadda ninkan waaba tegay ama ha u shaqeeyo tuugada indha cadde ama yuusan u shaqeyn taas dib ayaa lagala xisaabtami doonaa..ee hadda aan gobolka u raadino qof maamuli karo oo waxtar leh aana dhulkisa iyo dadkiisa marnaba qiyaameyn ee ma aha inaan ka doodno waa tuug iyo wa nin fiican…thnks

  19. KKK ASXAABEEY HORTA YAAN QABIIL LA CAYNIN DADKU WAY WADA DEGAAN WAA WALAALO OK TEEDA KALE GARRE WAXA LOO CAYNAYO ASAGAA MADAX IDIIN AH HADA KOLEY ISKA SUGA MAR WAAD SOO KOREYSAAN KURSIGAAN ILEEN DR C/QAADIR SIIDI MA HAYSANAAYO MAR WUU DEGAA LKN HADA WILI ASGAA MADAX AH HA LIS XISHMEEYO GABAR LA FUULAY IYO WAA CEEB WAXAAS HAKA HADLINA DIGILNA QABIIL MA,AHAN IYO MIRIFLE WAA DEEGAAN BARTA PLZ DAD DEEGAN WADA DEGA DEGAANKA MAGACIISA WAAYE ,,IDAACADAHAIYO WEBSITYADA KALE SIDA SAAFI FILIMS XALAY GADOOMIYAHA INUU KASOO LAABTAY DOHA QADAR OO HOOSHIISA SO DHAMEYSTAY AYAY SHEEGEN MARKA DADKII SHEEGAYAY WUU IS CASILAY RAALI NOQDA WAR SAX AH SOO QORA MUCAARAD NIMADA JOOJIYA SIIDII WAA WALAALKIINA MADAXDIINA WANAAGANA AAN KA SHAQEYNO MAHADSANIDIIN

  20. Shanta Caleemod waa walalaheen runtii waana Dadka kaliya ee Degmadoda Xur tahay, waan ogahay Af-Soomaaligu waa: Maay & Maxaa tiri, anaga labadaba kuma hadalno waa sax, H/gidir inaan Gobalka kuhogaamineyna waa dhab, C/qadir V-na inuu Jaamacada kusoo dhacayna oo uu faashil yahay waa xaqiiqo lawada ogyahay, inuu Zaani yahayna anaaba ogo oo ina adeerkiis ah oo cidkale ka shekeyn meyso, inuu yahay Wiilka indhacadena Soomaali ayaa wada og, Jareer nimada ceeb ma’aha, Qarre na waaku jiraan, waxaan ogahay Jambaluul & Barbaare kaligood ayaa iska reebay Gaaljecel, Xawaadle, Baadi cade iyo kuwo kaleba, waan joogey Wanle maalin ay Erdhaha iyana ka ceyrinayeen Hawiyaha+reerkeyga Garre, ina adeerayaal maxaan kahadleynaa haddii Waambato, Booraama & dhulkii kale aan ogaaba! Cali Ganey xasuuso asna wuxuu ahaa! Wallahi naagihiis waxaa kadhaley ilmaha waa Ceyr asoo qabo, Garre, Biimaal & Gibilcadna waa wada ogyihin, nimanyahow reer Daafeet marka anaga lanoo fiiriyo Boqolkiiba kun ayey naga fiicanyihiin…

  21. ASC WARYAA NINKAAGAN WATA TOORTOOROW MAGACA RUNTA AH HAKA BEEN SHEEGIN NIN XUN AYAAD TAHAY WAR MESHAAN RAGBAA ISKU HAYSTO MAXAA NAAGA KEENAY WARYAA CIYAAL SUUQ BAAD TAHAY DADKANA HA AFLAGAADEYNIN ADIGAA BISINKA LAGUU QABANIN GARRE MATIHID MANA CAAYTAMAN DADKA DHALADKA AH QABIIL AADAN AHAYN IYO MAGAC ADAN LAHAYN HASOO QADAN DR SIIDI GOORMUU INA ADEERKAGA NOQDAY WASAQ EDEBTA KU TARTAHAY AYAAD TAHAY CUQDAD XUN AYAA KU HAYSO ALAH KU CAFIYO CALI GENEY NAAGTIISA IYO DADBAA ILMAHA KA DHALAY WARYAA XISHOOW MEESHAAN SI RAGA NIMO U HADAL NAGAHA DADKANA FARAHA KA QAAD ILEEN HOOYO WAY KU DHASHAY GABARNA WAY KULA DHALATAY DR SIIDI CIIL BAA KAA HAAYA MAGAAREYSID UNIVERSAL WARARKA XALAY BAXAY AYUU KA HADLAAYAY FIIRSO ASAGOO DIBADA KA IMAADAY ,XAYWAAN BAAD TAHAY ISKU XISHOOW NAGAHA DADKANA WA CEEB WAXBA HAKA SHEEGIN DR C/QAADIR KU EKOOW

  22. ani waayaabayee qof aan garre aheen maa shabelada hoose difaacay DSA ma ilaawden halka aad reerdafedow aad RRA aheden iidnkoo asalkina raxweyn yahay xubeerna mar mirif ah marna diigl ah marka jacburka , warkoda wax jiro mahin , lakin daafeet waa dhul garre jareertana beraha ay noo falaan, angana difacnma ilaa garoonka balioogle yaa kaloo mesha wax ka ahaa gesigii cali ganeey aa iidnka xoreyey habar gidir iyo gaal jecelba

  23. HAA DULLIGA WAXAN U SHEGAYAA QOF AAN GARRE AHEEN AMA maamul aan garre ku jirn , maka soconaa emsha dhulka gare barta afgooye ilaa buur hakaba afgooye ilaa diinsoor xudada an la leenahay dabarre ee baay

    afgooye ilaa jubada dhexe marka dad intaas dagan tuulooyoonin bitooyahah dagaan waxba uma aragno cayda ileen caloolxumaa heysa, bal aan argno qof aan garre aheen oo gobolkaas wax ka qaban karaa

  24. ninkan ckariim wato marka hore waa lagu ogol yahay gobolka maamulkisa laakin ceyr ha keenina waa la idin og yahay meel walbo aad joogta ragas ayaa rufiyaan u tihin waxan xasuusta 2002 bilowgiis iney aheyd ayaa fila nin la dhihi jirey cabdi yare oo Gare ahaa. ninkas wuxu la shaqeyn Nin farabadan la dhihi jirey oo wweyn joogey. waqtigaas Geesigi Coshekh abuukar sheekh manuur ayaa wuxu ahaa godomiye ku xigeenki 3 oo cururki RR wuxu werer kamiin ah ku qaadi jirey kuwa xoogga ku heystey gobolka e uu lee yahay gare iska leh caawey gareha aad sheegeysid waa kaas cabdi yare ciidamada ceyrka hogaanka u hayey oo la dagaalamyey ciimadii xagg u dirir ahaa. ninka tooratorow wata waa nin rag ah runta ayuuna ka hadley waad mahadsan tahay brother cabdi yare ayaa gaccantisa ku diley all nihaaya sida ay sheegen dad goob jooga ahaa marka anaga waxad naga sameysen ma idin qabsaneyno waayo waalahena ayaa tihin laakin kartida iyo ragnimada ay nagu jirto hadii qof walibo oo digil ah ku jiri laheyd san ma ahaaden. cabdi yare aya diley shekh abukar o dhawac ah isago awaamirta ceyr fulinayo wax sida kama soo wareegan isla iyaga ayaa si arxan daro mgalada ugu dhex toogtey medkisa ayaa laamiga warna anaga ayaa gacantena ku duugney marka Gare dad uma aqaano aniga marka jarerna ma gaari karta shagana leyskuma caayo hadii beer la fasho ceeb ma ahan hadii musqul la qodana sido kale ceeb ma ahan laakin waxa ka daran rufiynimo idinkana sidan ayaa la idinku yaqana gajecl ayaa dhulkina ka ceshen weyden markas shanta caleemod wax ka sheegeysan mala xishoonaayo miyaa ana ceyr ayaa dhulkeena awood kaga saaraney idinkana ilaa hada iyaga idin maamulo waa u dhimaneyna anagana dhulkeena in sha allah anaga ayaa idinka xureyn doona wax yar noo kaadiya waaba qasab hadii kale dhulkas waa la idinka xoogga waad mahadsan tihin inta aqliga u saaxibka ah

  25. waad salaamin tihiin dhamaan bahda reer shabeele tanxigta runta halasheego cayda joojiya tankele waxaan ognahay cid aan garre aheyn uma madagaalamin gobolkan ilaa iyo hada waxa qorigawata waa iyaga dood kama taagne qoriga hala wadaqaato oo halaga xoreeyo shabaab iyo wixii lamid ah dabadeed idin koo gobolka kasaaraan teen tadka hasta markaa lafarista walaalihiin garre waa hadaad run sheegaysaan hadiikale udaaya mujahidiinta qoriga sidata

  26. Ninka wato muuse: Waxaad ii sheegtaa bro tuulo ka mid ah tuulooyinka gobolka shabeelada hoose uu gare keligiis xoreeyey meesha ha ka nac nac leenine,,mida kle garaha aad sheegeyso waa la yaqaan waa rufiyaan iyo daba dhilif la shaqeeya tuugadad gobolka baabiisey..war ma waxaad ku faaneysa ninka dhacaya raashiinka dadkaaga loogu talo galay? mise waxaad ku faaneysaa ninka baada ka qaadaya hooyo cawska dhabarka ku sida? mise waxaad ku faaneysaa ninka intuu baabuur ay masaakiin saaran yihiin dhacaya misena ku faraxsan dadka la dhacayana ay yihiin dadkiisa.. abti geesinimo lama dhaho dadkaaga iyo dhulkaaga dhag ee geesinimada waa loo dhashaa…Viva biiimaal boy igana xishoow waxaan ahay midka mar walba ku xoreeyo laga soo bibaabo saldanadii geledi oo aan kaa xoreeyay oo ku heysan jirtay ilaa talyaniga ilaa iyo hadda oo aan wado xoreyntaada….Garaa wax xoreeyey garaa saas yeelay ha lahaanine taariikhda soo baro..

  27. AS DHAMAAN WA IDIIN SALAAMAY WAXAAN HALKAAN AAN KU TAAGEERAA GUDOOMIYAHA G,SH,H WAXAAN LEEYA HAY WUU MUDAN YAHAY IN UU IS CASILO OONA XILKALE KA DALBO MAXAAYEELAY GOBOL KIISA AYAA LA DHA CAY HANTI IYO NAF IYO MAAL WAX TAAGEERUU WAAYEY SI UU TAAGEERO U GA HELO WADAMADA UU XUSAY LKN AAWAY DADKA MUDNAA MA KA LIGIISA MU WAADIN U AH

  28. walaalaheen reer Shanta waa Dadka ugu Badan Gobalka, tiro ahaan & Dhul ahaanba, Sida min Jambaluul oo Afgooye ah ilaa Jameecada oo ah Buur-hakaba ah, dhanka Dadkana waxay la dad egyihiin Gobalka Waqooyi Galbeed oo ay Caasimada ay u tahay Hargeysa, 1975 kii waxaa kunoolaa 390,000 Qoys, marka walaalaheen yaanan xasdin, hadaan Karre nahay, kama tiro badnin Erdho, ama Jambalul, ama Hubeyr, ama Barbaare, ama Hiifmuge midkoodna. waana Shan Qabiil oo midkoodna aan naga tiro yareyn waa haddii Alle laga baqo. Teeda kale anaga ka Karre ahaan waxaan nahay “Reer Guuraa”, sidaas darteed Shanta calemod waxay noo tahay Big Brother, mana rabno inaan isku taagno Qabiil naga Power weyn sida Shanta Calemod, Biimaal, Jiido & Geledi. Toban nin oo isbaaro dhigata miyaa ah Xoreynta Gobalka?!kkk, dhabtii waa hadalkii ahaa “Fuley aawkaa dhaley foolgaradaa kii dilee”! Fadlan xasuusnow “waxaan sheegay waa waxa saxda ah ee ma sheegin waxaan jeclahay, hadaan sheegi lahaa waxan jeclahay waxan dhihi lahaa Garre ayaa wanagsan”.

  29. WAAN IDIN SALAMAYA DADKA DEEGAANKA SHABEELADA HOOSE, GADOOMIYAHEENA WAAN GARAB TAAGANAHAY WAA QOFKA KALIYA OO SOO ISTAAGA IDAACADAHA KA MUUQDO WILIGIINA MA ARAGTEEN XILDHIBANADEENA OO KA HADLAAYA ARIMAHA GOBOLKA MARKA SXBO YAAL ILAAH KA BAQA EE QOFKIINA AYAAD WAX KU TIHIIN BAL TAAGEERO HA LIDINKA HELO WAAYO IDINKAABA ISKU WAREERSAN IYO IS XIMAAYA GARRE AYA SAAN NOQDAY MAYA REER DAFEET ,MAYA BEGEDI WAXAAS WAXBA MATARAYAAN WAAD ARAGTAAN PUNTLANDIYO MAAMUL WALBOO DHISAN AMA LA DHISI RABO SIDA JUBOOUINKA WAY ISKU TAAGEERAAN NINKOODA QALDAN WAY SAXAN KADIB DADKA WAY KA CELIYAAN WAA WAXA NALOOGU SOO DUULAAYO WA IS TAAGEERID LAAN DIGIL HADAAN NAHAY AAN GACMAHA IS QABSANO SIYAASAD BAA LO BAHAN YAHAY QABIILKAN NAGA DAAYA DR SIIDII AAN UGU HANMBALYEYNO DIBADA HADA WUXUU U AADAY WAA GOBOLKA DARTIISA IYO DIGIL VIVA DR C/QADIR GADOOMIYAHA GOBOLKA

  30. Dr. waxaa ladhihi karaa qofka kasoo Qalinjebiya Kuliyadda Caafimaadka ama shahaadada PhD. C/qaadir V taageer micnaheedu waa Yusuf Indhacade taageer, Dr. C/qaadir Siidii-na micnaheedu waa Jeneraal Sheikh Yuusuf Indhacade!!! C/qaadir V wuxuu gatey Qamadi loo wadey Aw-dheegle & Janaale, oo uu kufatahay Webiga Shabelle, kadibna muwaadaniin ayaa Alle u baxshey oo waalagu qabtey, kadibna iyagaa qaaday oo geeyey asna waa dhuuntey, Wallahi waa xaqiiqo, wallee waa yaab!!! waa ina adeerkey Garre marka laga soo tago waxaan isla naxay Kaalwiin! Allow hana ceebeynin “Aamiin”

  31. ninka wato dr,abdi beenta waa xaaran garrena ma tihid horeybaa loo yiri nin xilqaadey edqaadey marka waxa ladhacey hada ugama horeyso ugana danbeyni meyso meesha waxa jooga waa ciidaan mishaar qaadaneynin saasdaraadeed mujaahid cabdulqaadir eda ka da waa halgamaaga gobolka shabeelada hoose xiligan.

  32. Waan slmaa inta taageerta godoo miyaha dr cqaadir siidii wlh aad baan ugu xumahay in la af lagaadeeyo nin masuul ahi aniga aan nila hdlayo abti buu iiyahay marna sakuu ratkiisaban ahay wxn dagniin udiraa inta kasoo hororjeedo jiritaamka gadoomiyaha gacanta baan idin kudhagayaa

Comments are closed.