Cabdirasaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo kamid ah Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo sedexdii maalmood ee lasoo dhaafay ku xayirnaa garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo caawa la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka dowladda ayaa sheegay ujeedkii ay kismaayo u gaareen inay ahayd sidii isbadal loogu samayn lahaa Taliska Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala Jubbooyinka.
Halkan ka dhegayso