Ka dib kolkii xildhibaano tiradooda kor u dhafeyso tobaneeyo ay ka keneen moshin ka dhan ah ciidanka kenya ee ku sugan Kismaayo , ayaa soow wajahday in gudoonka baarlamaanka uu ka gaabsado moshinkas ka dib markii la dareemay in uu fashilmi karo siyaasadna dabada la galaayo is ku dhexyaacna ku abuuri kara baarlamaka dhexdiisa , sida uu noo xaqiiyey xubin ka tirsan baarlamanka oo diiday in uu magaciisa halkan lagu faafiyo .
moshinkaan aa haduu uu mel maro ayaa waxaa laga yabaa in iyana xildhibaano kale moshin ka kenana ciidanka jabuuti iyo Ugandha madama waxu ay noqoden siyasad.
Daafeet.Com