Madaxweynaha kenya oo la kulmay hogaamiyayaasha DAAROOD

3
48

faroolewaxaa dad badan is weydiinaayaan maxaa isu keenay Faroole, Cumar cabdirashiid, Gaandi iyo kuwo kale , koley waxaa la aamin san yahay in ay tahay sidii loo boobi lahaa dhulka jupooyinka oo wayahan ka socday magaalada kismaayo maamulo is magacabay oo ka dhan ah dad ka deganka .

qeybaha bulshada , gaar ahaan qabaailada rasmiga ha ee dagan deegaanadaas ay aad ugu soo horjedan koxahan isbaheeystay ,halka dowlada Federaalka iyana wado dadaalo in kastoo u muuqato mid hardankeedu uusan wali dhamaan , lama se oga halka u danbeeyndoonto

3 COMMENTS

  1. Acw/salaam kadib walaalayaal nimakaan yaa wax usheega maxaa yeelay wa isku caqli waana hal qabiil aan xishoon bal maxa kala dooneen arrinta DF soomaaliya inaa la xagoodaan kaenya ma keenya dhulka soomaaliya xukunta haddii dood qabaan maxay la aadi wayeen xaga dowladda soomaaliya iyaada xaq uu leh waxii ku saabsan arrinta soomaaliya aniga waxaan oran laha waa inaa waxa ku saabsan dhulka soomaaliya wa inaa logo dambeeya dowladda soomaaliya hala tashto lakiin dowlado shiishe war wax idin tare mayaan uhuru kenyaata wax idin qaban karro majiraa hais daalinina waxa tahiine qaswadaal & fitnowadayaal aan nabada soomaaliya oogoleyn fowdada ka heela waxa iftiinkaan soo bidhaamay raali ka heen way ka xumahiin dadkaan wa in laga hor taga mudaharaad cambarin laga hor geeya sida calamka markhaati u noqoto wa soomaalii diid iyo Dowladd diid nabad galyoo/ Bosaaso

  2. Daarood Vs Hawiye waa is hayaan, Axmad Ismaaciil Samatar-na wuxuu ku laabtey Hargeysa, yeela dheeeli doonaan kuwii la lahaa Digil & Mirifle? doqonka Jawaari ha iska bedelaaan

  3. kulanku waa kulan kukuuya kablalax daarood ama kooytada kismaanyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ma xishoodaan miyaa waa dadkii laga bartey ceeb looma dhinto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Comments are closed.