Wareysi aan la yeelaney mid ka mid ah Nabadoonada Beesha Gare oo xaqiijiyey inuu shirka ka dhacaayo Afgooye uu jiro

6
100

deg AfgooyeSida eynu ka warheyno waxaa jirey kulan ka socdey degmada afgooye oo la sheegey in uu u dhexeeyo Beesha gare iyo Jufada Ceyr kulankaans ayaa marki dambe waxaa nala soo xiriirey mid ka mid ah ugaasyada beesha gare Ugaas Macalin fanax asagoo inoo sheegey in shirkaas uusan eheyn mid jira eyna wadaan dad doonaya iney qalalaaso ka dhex abuuraan bulshada ku nool shabeelaha hoose.

Waxaan isku deyney in aan si fiican ugu kuur galno si aan u ogaano dhabta waxa ey tahay iyo inuu shirku yahay mid jira iyo in kale, Kolkaa ka dib ayaa waxaa inoo soo baxdey hadalo kale oo xaqiijinaaya inuu shirka jiro siduu doonaba ha u jiree.

Waxaan  wareysi la yeelanay Mid ka mid ah Nabadoonada Beesha Gare oo inoo xaqiijiyey in shirka jiro maanta oo isniin ah ka dhici doono degmada afgooye wareysigiisa oo dhana waxaan idin soo gudbin doonaa malinta berito haduu alla idmo

Inyar oo wareysigii ah Halkan hoose ka dhegeysta

wareysi.

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. Waxan waa wax aad iyo aad lola yaabo in maanta beshayda ay la farisato dhagarqabayashii hawaargidir ee dhibatada farahabadan u gestay dadka gobolka shabelada hoose. Anigoo ku hadlayo afka dhalinyarada D & M waxaan coddheer iyo mid adagba ku canbaraynayaa shirkaas iyo inta dhuni qadatada ah ee ku hoolan qabsomidiisa.Waxaan baaq udirayaa dhalinyarada iyo aqoonyahanka digil iyo mirifle ineey ka shiraan arinkaas waxii ana ka qaban laheen.

  2. walaala yaal beeshaan maxaa idin daba dhigay faroole iyo jubooyinka iyo aduunka maa wax ka qortaan garre shabeelada hoose ayay xukumaan ahaan miyaad uga daba qaadateen war nimanka wadanka gadanaaya sida faroole abdirashiid shar maarke iyo gaandi madoowe tuugadaas ka hadla sxb midnimadana ka hadla wadanka dadkaas ayaa kenya ka iibin raba sheekadii daarood iyo waxaas ayay soo celin rabaan waa dad xanuunsan

  3. galadiga mesha dagayey awey mesha others mey ka noqdeen degankoda aya laisku haysta dad dhik leh ma ahn miyaa war fadhiga kakaca iska celiya nimanka dhulkina isku haysta

  4. Waa wax lagu farxo hadii ay cayr gogol dhigeen oo ay garre usoo hoyanayaan iyagoo duleysan, waxaana u arkaa in ay tahay guul beesha Garre qaas ahaan u gaartay iyadoo ay guul guud u tahay beelweynta Digil, waxaana filayaa in uu guuleystay halgankii DSA oo ay beesha garre iyadoo matalysa inta kale digil dhabarka u ridatay,

  5. @A Aliyow, kkkkkkkkkkkkk, dhabtii waxaa tahay qof aan Qarnigaan kunooleyn!!!!!!!!!!!!!! Garraa, H/gidir usoo hoyatey ha dhihin ee dheh: HabarGidir ayaa Garre usoo hoydey, weliba in lala fariisro kaliyaa $10,000 laga qaatey, Kanaxoo nafta waaa!!!!!!kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, Doqon adoo kale ahna waala yaqaan sidii Cali Ganeey uunbaa laguu gali!!!!!!!!!!!!!! kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. waan kasoo hor jeedaa shirkaas aykuyeesheen cayr iyo dabadhilif siidii waxaan dhihi karaa nimaad laawi wadan kiisa aan difaacan karin noo mamete lo

Comments are closed.