Banaanbax ey soo abaabuleen Umad baneysatey dhiiga somalida ayaa maanta waxaa uu ka dhacay dalka Koonfur Africa Magaalada Joohaanisbeg waxaana lagu soo waramayaa in dhibaayin badan ey halkaasi ka dhaceen.
Bashiir Cbdullahi oo ka Somalida ku nool Dalka south Africa oo u waramey warbaahinta ayaa sheegey in dhibaatooyin badan lagu hayo somalida ku dhaqan koonfur africa eyna wareysigiina sidan ayuu u dhacay.
Halkan Hoose Ka Dhegeyso
Daafeet.Com