Kismaayo oo weli khilaaf ka taagan

0
47

kisWeli waxaa magaalada Kismaayo ka taagan khilaafkii u dhaxeeyey Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo maalmahii ugu dambeeyey ku sugnaa Kismaayo iyo Maamulka Jubboland ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe,waxaana shaley muqdisho dib ugu laabtey xubno ka tirsan Wasiiradii ku sugnaa Kismaayo

Dhinaca kale waxaa saaka mar kale dib loo furey Qadadkii Telefonada Kismaayo oo go,naa mudo ka badan ilaa shan maalin waxaana arintaasi cambaareeyey Wasiirka Gaashan dhiga.

Halkan ka dhegayso

wararkii ugu dambeeyey ee Jubbooyinka