Suldaan Beyle….Faroole Anaa u Suldaan ah ee Soomaaliyeey gefkiisa ka raali ahaada.

0
52

beey

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Suldaan C/casiis Cumar Daad Bayle
ahna Suldaanka guud ee beelaha Daarood ayaa maanta waxa uu Soomaalida uga sabeen xiray hadal aan micno badan lahayn misna istaahin dadka Soomaaliyeed oo ka soo yeeray Faroole.
Suldaan Beyle oo maanta ka hadlayay munaasibad arimaha jubbooyinka ku saabsanayd oo Muqdisho ka dhacday ayaa ka qaybgalayaasha oo boqolaal dadwayne ahaa iskuguna jira Salaadiin,Waxgarad iyo Aqoonyhano Soomaaliyeed oo kasoo kala jeeda guud ahaa beelaha Soomaaliyeed Munaasibad arimaha jubbooyinka ku saabsanayd oo Muqdisho ka dhacday ayaawaxana uu si aad u kulul uga horyimid siyaasada Dagaaldoonka ah ee uu
Faroole kula dhex wareegayo ummadda Soomaaliyeed.
Suldaanka ayaa sheegay isagoo ku hadlaya magaca Beelaha Daarood inuu raali galin ka bixinayo hadalo uu sheegay in ay gaf ku yihiin Ummada Soomaaliyeed oo Faroole ku hadlay.

Sidoo kale suldaanka ayaa ka hadlay arimo badan oo Xasaasi ah kuna wajahan Jubbooyinka iyo Puntland, waxaana uu ugu danbayntii sheegay in Xildhibaanada looga baahanyahay Faroole inay kula xisaabtamaan hadalada uu Saxaafadda marinayo ee ku wajahan in Dastuurkii Soomaaliya.

Halkan ka dhegayso

SUB