Kenya ayaa beryahan waxaa ay abaabul hoose uGu jirtaa iney fara gelin buuxda ku sameyso arimaha dalkla somaaliya ayadoo dooneysa iney ka fushato danaheeda gaar ahaaneed haba uGu horeyso midii ku saabsaneyd arimaha bada ee la isku heystey.
Amiin Camir ayaa kulamadaasi ka dib waxaa uu kasoo saarey Video Sanadka bala nala daawada Video.
warkas imaraa farole oo nikinaya ciyartA SOMALI KASOCOTO CAFI MA AHAN
Asc. Salaamah bahda website ka, Faroole wallee meeshey kula tagto ayaan sugeynaa!kkk, hadduu Kenya ka iibsado Badda Soomaaliyeed & haddii kale!
bada wax iibsan kara malahan baarlamaan ayaa jira iyo dowlad faroole qaain waye waa nin aad ujecel qilaaf iyo isku dir iyo qabyaalad ogaadeenka asagaa u dhiibi jiray ethopia oo ka gadan jiray onlf waye uu dhihi jiray maantana asaga lugooynaya oo dagaalama idinkaa awood leh war dagaal c/lahi yusuf iyo caydiid ,muuse suudi bare hiirale waa ka daaleen qaarna waa ku tageen ya wax u sheega umadaan hada kow dagaalka kawada somalia waan daalnay
waa yaab dagaal haduu wax taraa waan soo aragnay dadkii dagaalka kudaalay aakhiray wada jiraan marka waxaan usheegayaa kuwaan wali dagaalka ucad inay kawan toobaan ay umada udaneeyaan oo dagaalka kadaalay
dad dhul boobka ku xaan baxay oo dagaalka dan mooday ayagalee kudhaamn doona dagaal waxuu yahay waan soo aragnay haka waan toobaan
Comments are closed.