Gudoomiyaha maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Isaaq Caliyow (XAAJI MAAMA) ayaa waxa uu eedayn u jeediyay ciidamada Milatariga dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan degmada Wanlaweyn kuwaasi oo uu sheegay inay dhac u gaystaan dad rayid ah ee ku dhaqan degmadiisa iyo weliba kuwa safarka ah ee ku safra wadada marta degmada.
Waxa uuna Xaaji Maama xusay in ciidamada Dowladu ay qayb ka yihiin Amni xumada ka taagan guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose.
Sidoo kale ayaa Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn waxa uu sheegay inay u gudbiyeen cabashadooda madaxda dowlada isla markaan ayasna jirin wali wax Jawaab ah oo ay ka heleen.
Halkan ka dhegayso
waxaan ujeedinayaa dadka dagaanka inay ciidan matala dagmada samaystaan oona sugaan amniga shacabka dagmada iyo kuwa wadad isticmaala hadii kale ciidankan waxay keenayaan dhibaato horleh
kan qabka uhadlayo masikinimo waye awood isku yeel shekh abukar cml iska dik shekh abukar hogamiye dacad ayu aha asagoo dagalamaya ayuu dhintey sas cml aya laraba lkn adiga maskinimada mesha kala tak power isticml inta aad kuhayso dawlada mesha miliriga haka qado inta aa ledahay wax ku surta galayo malahan ama mesha iskaga lexo nin dhalinyaro ah mesha awood ugu sarayo nimanka dhibka geysanyo hala keno hawiye baryo waxba kuma lahan in liska dhiciyo moye xabad afka hala galiyo
Comments are closed.