Qaar ka mid Madax Dhaqameedka ku dhaqan Muqdisho oo ka hor yimid hadal uu yiri Gudomiyaha Gobolka Banadir

0
111

MuqdishoQaar ka mid Madax Dhaqameenka ku dhaqan Muqdisho ayaa si cad uga hor yimid hadal uu yiri Gudomiyaha Gobolka Banadir kaaasoo ahaa in Magaalada Muqdisho ay kawada dhexeyso Somali oo dhan.

Odayaashan ayaa sheegey in muqdiusho eysan ka wada dhaxeyso Somali oo dhan wexey kaloo intaasi ku dareen hadalka uu ku dhaqaaqey gudoomiyaha in uusan eheyn mid laga fiirsadey balse uu yahay mid la iska yiri.

 

Halkan ka Daawada.

 

Daafeet.Com