Gacan ku Dhiigle Maxamad Faarax jimcaale oo shaley Muqdisho ku geeriyooday.

0
64

jimcaale

 

 

 

 

 

 

 

Tani waa Taariikh iyada isu markhaati ah maantana waa maalin taariikhdaasi aan rabno inaan wax ka xusno maadaama ay munaasabad u tahay geerida xasuuq gayste Maxamaded Faarax jimcaale oo shaley ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Maxamaded Faarax jimcaale oo ahaa Taliyihii Ciidamadii Salbalaar ee beesha Sacad u qaabilsanaa gumaadka Shacabka Digil iyo Mirifle ayaa waxa uu guud ahaan dhulka Digil iyo Mirifle uu ka gaystay Gumaad shacab aan waxba galabsan oona looga danlahaa Isirtir sifayn “War Crime against Innocent Civilians”

Ha yeeshee tii ALLAH ayaa baaqan oo maanta Maxamaded Faarax jimcaale waxa uu hortaagan yahay Maxkamadii ALLE ka dib kolkii ay suura gal noqon weyday in maxkamad Aduunka la horkeeno.

Ila Fiirso Cajaladan muuqaalka ah ee cadaynaysa falkii guracnaa ee Maxamaded Faarax jimcaale iyo kooxdiisa ay kula keceen Ummadda Digil iyo Mirifle aan waxba galabsan.