In ka badan mudo lex bilood ah waxaa magalada muqdisho uu kulan uga socdey odey dhaqameedyada kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose kulankaasi oo ey dadka intiisa badan ka dhowrayeen in ey kasoo baxdo natiijo fiican ayaad waxaad moodaa in uu ku dhamaadey fashil.
Kulankaas ayaa odayaasha waxaa ey diirada ku saarayeen sidii maamul loogu sameyn lahaa gobolka shabeelaha hoose maadaama maamulka hada meesha ka jira uu yahay maamul ey boqolkiiba 95 ey yihiin dad aan u dhalan deegaanka.
Odey dhaqameedyada gobolka shabeelaha hoose ayaad waxaad moodaa in ey ku hishiiyeen ineysan hishiinin ayadoo aan la o geyn waxa ey isku heystaan oo ey ku hishiin waayeen, Balse dadka qaarkii oo aan la hadalney ayaa waxaa ey sheegayaan in odayasha qaarkood ey gacan saar la leeyihiin Kooxaha xooga ku heysata deegaanka.
Arimahan ka cakiran gobolka shabeelaha hoose ayaad waxaad moodaa in madaxda sar sare ee dowladaba eysan xiligan diyaar u eheyn in ey wax ka bedesho dhibaatooyinka yaala gobolka shabeelaha hoose maadaama marar badan lagaga hadley dhibta taala gobolka shabeelaha hoose oo ey ugu horeyso Maamulka oo noqda mid deegaanka u dhashey.
Daafeet.Com
waa sax inay ku heshiin waayeen inay wax ay udhanyihiin dhistaan maxaa yeelay oadayaal ayaanba ahaan karin iany dabada kuwataan kuwa gobalka kuyimid xoog iyo sad bursi marka waxaan kula dar daar mayaa odayaasha inay isku mowqif noqdaan isu tanaasulaan gobolkoodana udaneeyaan nin jeclaysiga iska daayaan
horaa abwaanka wayn mustaf uyiri dhulshee ladagaw madiidaw daranaanshee leen in inweeraw. marka hada waxay maraysaa sedex dii sac qaabka loo cunay hadaan heshiin oo dantiina garan maxaa yeelay wax dhiman in lacuna larabo waa adinka adinkana waxaad tihiin hilib bisil oo cunid ubaahan intaadan laidin cunin maad isdaba qabataan reeraw, maad is waydiisaan waxa idinka qaldan iyo qaabka loo sixi, is yasida maad iska daysaan ood isu danaanisaan sida dadyawga kale, dar daaran dadaw isu tanaasula inta goori goor tahay wabilaahi towfiiq
waa sax inay ku heshiin waayeen inay wax ay udhanyihiin dhistaan maxaa yeelay oadayaal ayaanba ahaan karin iany dabada kuwataan kuwa gobalka kuyimid xoog iyo sad bursi marka waxaan kula dar daar mayaa odayaasha inay isku mowqif noqdaan isu tanaasulaan gobolkoodana udaneeyaan nin jeclaysiga iska daayaan. waad mahadsantihiin
@Odayaasha waxay ku kala baxeen cod, waxaana isku cod noqdey Geledi, Shanta caleen, Begedi & Jiido= 4 cod, waxaa ka aamusey Tuni, waxaa hal cod helay Garre=1, kadibna Garre ayaa nala shirey H/gidir ahaan, wuxuuna noo sheegeen Gudoomiyaha Gobalka inaan kudifaacno, kulankaas wuxuu kadhacey Degmada Afgooye, Webkiina waala socdey, kadibna waxaa loo geeyey Wasiirka Gudaha adeer C/kariim X Guuleed, asna waala kulmey waxay dheheen Kursiga Garraa iska leh, lkn Wasiirka waaka diidey, wuxuu u shegay kursiga iney kuqaateen magac Digil, Garrena aytahay Midka mid ah Beelaha digil, haddii Digil waxkusoo heshiin waayaan laraaci doono Majority-ga Beelaha, taasna waxay aheyd deyradii ugu weyneyd ee Garre lakulmaan, inkastoo Mudane Jawaari uu u garab laalaadinaayo Garraha madama ay yihiin reer Seedigiis, malaha islaantaa xaniinyaha kudheg layiri! Fadlan eedeeya Jawaariga faciin idiinka reebey ee xagxagashada naga daaya! ka Hawiye ahaan majeclin ninka Shanta caleen ee ay doorteen odayaasha Digil-ka lkn kuqabato & qadar Alle waala qaataa, maxaa yeelay waa nin dhalinyaro ah, aqoon fiicana leh, dadkiisna kasbadey, marka qofka noocaas ah lama reebi karro!
@Odayaasha waxay ku kala baxeen cod, waxaana isku cod noqdey Geledi, Shanta caleen, Begedi & Jiido= 4 cod, waxaa ka aamusey Tuni, waxaa hal cod helay Garre=1, kadibna Garre ayaa nala shirey H/gidir ahaan, waxayna noo sheegeen Gudoomiyaha Gobalka inaan kudifaacno, kulankaas wuxuu kadhacey Degmada Afgooye, Webkiina waala socdey, kadibna waxaa loo geeyey Wasiirka Gudaha adeer C/kariim X Guuleed, asna waala kulmey waxay dheheen Kursiga Garraa iska leh, lkn Wasiirka waaka diidey, wuxuu u shegay kursiga iney kuqaateen magac Digil, Garrena aytahay Midka mid ah Beelaha digil, haddii Digil waxkusoo heshiin waayaan laraaci doono Majority-ga Beelaha, taasna waxay aheyd deyradii ugu weyneyd ee Garre lakulmaan, inkastoo Mudane Jawaari uu u garab laalaadinaayo Garraha madama ay yihiin reer Seedigiis, malaha islaantaa xaniinyaha kudheg layiri! Fadlan eedeeya Jawaariga faciin idiinka reebey ee xagxagashada naga daaya! ka Hawiye ahaan majeclin ninka Shanta caleen ee ay doorteen odayaasha Digil-ka lkn kuqabato & qadar Alle waala qaataa, maxaa yeelay waa nin dhalinyaro ah, aqoon fiicana leh, dadkiisna kasbadey, marka qofka noocaas ah lama reebi karro!
@Odayaasha waxay ku kala baxeen cod, waxaana isku cod noqdey Geledi, Shanta caleen, Begedi & Jiido= 4 cod, waxaa ka aamusey Tuni, waxaa hal cod helay Garre=1, kadibna Garre ayaa nala shirey H/gidir ahaan, waxayna noo sheegeen Gudoomiyaha Gobalka inaan kudifaacno, kulankaas wuxuu kadhacey Degmada Afgoi, kadibna waxaa loo geeyey Wasiirka Gudaha C/karim Guled, asna waala kulmey waxay dhehen Kursiga Garraa iska leh, lkn Wasiirka waaka diidey, wuxu u shegay kursiga iney kuqaateen magac Digil, Garrena aytahay Midka mid ah Belaha digil, haddii Digil waxkusoo heshiin waayaan laraaci doono Majority-ga, taasna waxay aheyd deyradii ugu weyneyd ee Garre lakulmaan, inkastoo Mudane Jawaari uu u carab laladinaayo Garraha madama ay yihiin reer Seedigiis, malaha islaantaa xaniinyaha kudhegan! Fadlan eedeeya Jawaariga faciin idiinka reebey ee xag-xagashada naga daaya! ka Hawiye ahaan majeclin ninka Shanta caleen ee ay doorteen odayaasha Digil-ka lkn kuqabato & qadar Alle waala qaataa, maxaa yeelay waa nin dhalinyaro ah, aqoon fiicana leh, dadkiisna kasbadey, marka qofka noocaas ah lama reebi karro!
@Odayaasha waxay ku kala baxeen cod, waxaana isku cod noqdey Geledi, Shanta caleen, Begedi & Jiido= 4 cod, waxaa ka aamusey Tuni, waxaa hal cod helay Garre=1, kadibna Garre ayaa nala shirey H/gidir ahaan, waxayna noo sheegeen Gudoomiyaha Gobalka inaan kudifaacno, kulankaas wuxuu kadhacey Degmada Afgoi, kadibna waxaa loo geeyey Wasiirka Gudaha C/karim Guled, asna waala kulmey waxay dhehen Kursiga Garraa iska leh, lkn Wasiirka waaka diidey, wuxu u shegay kursiga iney kuqaateen magac Digil, Garrena aytahay Midka mid ah Belaha digil, haddii Digil waxkusoo heshiin waayaan laraaci doono Majority-ga, taasna waxay aheyd deyradii ugu weyneyd ee Garre lakulmaan, inkastoo Mudane Jawaari uu u carab laladinaayo Garraha madama ay yihiin reer Seedigiis, malaha islaantaa xaniinyaha kudhegan! Fadlan eedeeya Jawaariga faciin idiinka reebey ee xag-xagashada naga daaya! ka Hawiye ahaan majeclin ninka Shanta caleen ee ay doorteen odayaasha Digil-ka lkn kuqabato & qadar Alle waala qaataa….!
Comments are closed.