Amiin Camir oo tooshka ku ifiyey Qofkii Tolkiisu heysto Qori inuusan dhib arkeyn wuxuu doonaba ha sameeyee

3
61

Amin_AmirSawir gacmeed u baahan in aad ah loogu kuur galo ayaa waxaa soo bandhigey Amiin camir oo ah nin si weyn uga hadla arimaha Somaliya dhan walba ha noqoto.

Amiin ayaa sawirka waxaa uu ku falanqeynayaa in qofka dhib walba oo uu geysto ama gumaad walba oo uu geysto hadii uu tol difaaca leeyahay in uu ku badbaadi karo gudaha dalka somaliya, taasi oo runtii ah arin cadaalada iyo diinta islaamka.

Waxaa jirta xukun ey ridey Maxkamada Magalada Muqdisho dhowr bilood ka hor taasi oo ey ku ridey nin aad moodo inuusan tol xoog badan ku lahey Somaliya kaasoo ey dishey gacan ka gardaran kolkii dambiilaha la horkeeney Maxkamadana ey ku xukuntey 6 bilood oo xarag ah iyo lacag aan dhameyn 120 Dollar oo mak dhow ah.

xasan

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Arintaan Uu Kadhawajiyey Amiin Camiir Waa Sax Marka Waxanu Sugeynaa Tilabada Ay Qaadi Donto Dowlada Federalka Ee Somali Oo Ku adan Hassan Dahir Aweys Insha Allah .

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kawaan kii dadaka somalia lagu galijare iyo gafkii galijare oo laso sawire 23 iyo sadaxsino ninkii dadaka somaaliya kawaniyijare ayaa xada gacanta laguxaaya lakiin waxaa laga warsugeeyaa df somaaliya waxaa ka yelidoonto arintani xasan dahir ? kkkkkkkkkkkkk

Comments are closed.