Prof Maxamed Xaaji Muqtaar oo aan ka wareysaney Arimaha Dalka somaliya

0
52

prof MaxamedWaxaan magalada Atlanta ee dalka mareyka warey kula yeelaney Prof Maxamed Xaaji Muqtraar oo wax ka dhiga Jaamacada Safana Georgia ee dalka Mareykanka, Wareysigaas ayaan waxeynu kaga hadleyney arimo dhowr ah oo ey ka mid yihiin Siyaasada guud ee somaliya iyo arimaha federalka.

Prof maadaama uu yahay Taariiqyahan qoraalo badana uu ka qorey taariiqaha Afrika gaar ahaan somaliya ayaa waxaa uu inoo sheegey in dhibaatooyinka maanta ka jira dalka somaliya eysan bilaaban waqtigan xaadirka ah.

waxaan halkan idinkugu soo gudin doonaa inyar oo ku saabsan wareysigiisa wareysigiisa oo dhana waxaan idiin soo gudbin doonaa maalinta Jimcaha haduu ala idmo.

Halkan Hoose Ka Dhegeyso

Muqtaar

Daafeet.Com