Prof Maxamed Xaaji Muqtaar Iyo Barnaamijkii War Helaa Talo Helaa

1
94

Prof M. XaajiWaxaan halkan idinkugu soo gubinayaa barnaamijkeenii War helaa Talo helaa oo aan ku wareysaney Prof Maxamed Xaaji Muqtaar oo ah Prof wa ka dhiga jaamacada Savana Georgia ee Dalka Mareykanka.

Prof Muqtaar ayaa alaaba waxaa uu ka hadlaa taariiqda wadamada Africa gaar ahaan mida dalka somaliya waxaa jirta qoraalo badan oo uu ka sameeyey sida ey ku socoto siyaasada somaliya iyo weliba sidey u kala degaan iyo afafka ey ku hadasho somalida.

Wareysigan ayaan waxaan kaga hadleynaa arimo badan oo ku saabsan Siyaasada Dalka Somaliya gaar ahaan Koorfurta Somaliya maadaama ey tahay meesha keliya oo aan weli ka xoroobin dagaalada iyo dhul boobka ka jira somaliya inteeda kale.

Koonfurta somaaliya sida aan la socono waxaa ku herdemaya dad ka kala yimid gobolada kale ee uu dalka ka kooban yahay waxaase moodaa ineysan weli fahmin wixii ay Somaliya isku leysey oo ey isku heysatey 22 sano ayagoo weli u hanqal taagaya dagaal iyo weliba iney bara kiciyaan dadka deegaanka u dhashey.

 

Sidaas iyo Daawasho Wacan

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Asc prof mohamed muqtar marka hore waxaa su,aal mudan in la’isweydiyo yaa leh koonfurta somaliya tan labaad yaa u dad ah dalkasi waayo goballada kale wixey leeyihiin maamul ama kala danben aniga waxan kamid ahay dhalanyarada bay ku sugan maanan arkin dad u xangal taaga hormarinta dalkooda lkn waxaa la’idinka raba in dalkiin wax ka badashan sida iyo nabad galiyo

Comments are closed.