Anagoo ah dhamaan xubnaha Ururka Samafalka Somali Arlaadi ee Örebro (SARFÖ) ee wadanka Sweden iyo dhamaan Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Sweden, waxaan tacsi u dirayan dhamaan ehaladii uu ka geriyooday, Allah u naxriisto Shariff Sidkey Shariif Abdullahi oo ahaa Safiirkii Somalia u fadhiyey Wadanka Koonfurta Afrika oo ku geeriyooday isla wadankaas Koonfur Afrika , Habeenimadii10 July 2013 , isla markaasna taariikhda islaamka aheyd 1da Ramadan 1434.
Waxaa halkan Tacsi ka diraya:
1- Abdulkadir Abukar Sheikh
2- Abdulkadir Hussein (Kadiile)
3- Osman Ali Isaak (Osmaaney)
4- Amino Wardheere Isaak
5- Xawo Wardhere Isaak
6- Zahra Mohamed Noor
7- Faduma Wardhere Isaak
8- Mohamed Yusuf Mohamed
9- Dhoofo Aden Ahmed
10. Mohamed Moallim (Sheikh Amir)
11. Asli Mohamed Nuur
12. Istarliin Abdullahi Ali
13. Abukar Sheikh Abdullahi
14. Abdiaziz Dhagacadde
15. Mohamed Hussein
16. Aweys Ali Jaama
17. Prof Omar Abdulqaadir Abdirahmaan (Omarey)
18. Nuurto Abdulkadir Abdirahman
19. Sahra Abdulkadir Abdirahanan
20. Mohamed Adi Aaney
21. Mohamed Buulow
22. Rahma Buulow
23. Xabiibo Buulow
24. Shafici Mohamed Ahmed
25. Shukri Abdullahi Abiwahaab – Shukri Malafato
26. Mursal Abdulkadir Adirahmaan
27. Dhamaan Urururka Sheikh Abdiyow Osmanow Foundation
28. Iyo dhamaan jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee wadaka Sweden.
Waxaana Alle ugu baryeynaa in Marxuumka inuu Alla janadii fardowsaku tawaabiyo iyo dhamaan ehaladii uu ka baxeeyna samair iyo imaan Allah ka siiyo.
AAAMIIN – AAMIIN.