Cali Maxamed Geedi oo wareysi siiyey Idaacada Alfurqaan markii dambana ku aruurey Isdifaacid

3
62

geeddiRa’iisul wasaarihii hore ee dowladii TFG Cali Maxamed Geedi ayaa isagoo Nairobi kusugan wareysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay idaacada Islaamiga ee Alfurqaan

Ra’isal wasarahii hore Ee soomaaliya Cali Maxameed Geedi Ayaa sheegay in Ciidamada Kenya Joogi tankooda Soomaaliya Tahay Nabada Soomaaliya oo uu sheegay inaysan nabad Ahateen Hadaysan Joogin Kismaayo.

Waraysigan ayaa waxaa uu taabanayaa su,aalo badan wareysigii oo dhan halka hoose ka dhegeysta asagoo isku bedeley markii dambe dagaal iyo qeylo si uu isku difaaco Cali Maxamed Geedi.

Halkan hoose ka dhegeysta

geedi

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. kkkkkkk.
    walee Cali M Geedi aftahan waaye waa beenowdey, waxaa helay wariye C/fataax Maxd Qaasim “Philipin”. waa insaas loo galaa tuugadaas isbaarooleyda ah

Comments are closed.