Cali Maxamed Geedi oo mar kale wareysi siiyey warbahinta kana hadley wareysigii uu siiyey Radiyaha Alshabab

1
62

Cali-Maxamed-GeediReysulwasaarihii hore ee dowladii ku meel gaarka Cali Maxamed Geedi ayaa waraysi kale oo uu bixiyay waxaa uu kaga hadlay Arimaha Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa uu sheegay inuu ka xun yahay waraysigii uu siiyay Idaacada Afka Shabaab ku hadasha ee Andalus isagoo yiri “kuwaas waa i qayaaneen, waana uga digayaa siyaasiyiinta inaysan waraysi siin cid aysan iska hubsan”.

Cali Maxamed Geddi ayaa dhaliilay qaabka ay u shaqeyso dowlada Soomaaliya, hase ahaatee ayasan taac micno ahaan ahayn inay doonayaan in dowlada ay ridaan.

 

Wareysigii soo dhan hoos ka dhegeysta

geedi
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Cali maxamed geeddi waa mujrim taariikhda galay oo aan wax rajo ah laheyn
    sixun ayuu u dhiman doonaa ilaahey idankiis ilaahey waxaan ka rajeynayaa inuu cadaabta geliyo isga iyo cabdulaahi yuusuf

Comments are closed.