Telefishinka Qaranka ayaa soo bandhigay dhibaatada Al Shabaab inteeda badan ey sheegatey ee lagu leeynayo Ardayda, Waalidiinta, Culumada iyo cid alaale oo Muslim ah.
Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay soo sheegaan halka ay ku dhuumanayaan Al Shabaab inta aysan qarxin dad masaakiin ah oo waxba galabsan .
Halkan hoose ka daawada
Daafeet.Com