—-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si adag ula hadlay saraakiisha ciidamada dowlada.
—-Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Jamaal Barow oo maanta Baarlamaanka hortagay
—QM oo ku eedeysay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ciilmooge musuqmaasuq iyo wax isdaba marin
—Shaqaalaha Cisbitaalka Guud ee Magaalada Marko oo shaqo joojin sameeyay iyo Gudoomiyaha Dagmada oo Dowladda ugu baaqay inay soo farageliso.
—Gudoomiye ku xigeenkii maxkamada Baladweyne oo xalay la dilay maanta la aasay.
—Maamulka Galmudug oo ka jawaabay eedeyn kaga timid Qaramada Midoobay
—-Maamulka dowlada ee degmada Caabudwaaq oo burburiyay goobo masoomayaal ay maalintii cunto ku karsanayeen.
—-Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo ay ka socoto dhismaha Garoon diyaaradeed oo ay Isticmaali karaan Diyaaradaha
—-Gedo oo aan Kismaayo la socon ma jirto meel kale oo aan u riixayo “Maxamuud Sayid Aden”
—Ciidamadda Axmed Madoobe iyo Kuwa Kenya oo dhac iyo barakicin ku haya Xaafado ka mid ah magaalada Kismaayo
Halkan ka dhegayso