Dhegeyso:- Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo ka hadleya dagaalada ka taagan gobolka

11
181

siidiiGuddoomiyaha gobolka Shabellaha Hose C/qadir Maxamed Nuur Siidi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in dagaalka ka soconaya gobolkaasi laga soo abaabulay gobolka Banaadir.

Siidi ayaa ku eedeeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya inay qayb ka qaataan hurin collaadaha ka jira gobolka.

Sidoo kale waxaa uu faah faahiyay sababaha keenay in ciidamo katirsan kuwa dowlada ay dharka dhigtaan ayna ka garab dagaalamaan qabiilada ay kasoo jeedaan.

Dowlada Soomaaliya ayaa umuuqata inay ku guul daraystay wax ka qabashada dagaalada ka soconaya gobolka Sh/hoose ee Koofurta Soomaaliya.

siidi

Daafeet.Com

 

11 COMMENTS

  1. iska amus xoolo aya tahay damer cml in laguu rarto aya ku ficantahay dhig malihid mesha in laga warejiyo aya ku ficantahay biimaal kan xolahan inay meel iska saran aya u fican xolahan

  2. ASC AQAYAARTA WA IDAN SALAN KADIB MARKA XORE CAATANTA WACIIB CABDIQADIR SIIDI WA MAS UUL QARANT MA AHA QABIIL EE XAL XUSHMEEYO BIIMAAL IYO HAWARGIDIR LAWADABA ISKAMAX G.SH. House ee waxa iskalex beelah digil intakale wa koota insha alaah mar cun bakasara doona

  3. hakawa nin dadkiisa ayaa ceshan kara marka wuxuu noqday qof fuley ah hataa ma hadli karo iska daa inuu ficil sameeyo widaayow qof dadkiisaa ceshan kara isku daya inaad wax usheegtaan qofkaan

  4. Ninkan waa garre baa la yiri ma Quraanyow baa mise waa tuuf?, midda waheliso dagaalkan iyo Imaam ku sheeggii ciyay waxay guul u tahay walaaha Biyomaal Maxamed, oo uu dhulka iyo samanka na kala kaxeeyey, inkastoy iyaku dagaal iclaamin sida tuugada ku soo duushay haddana hurdo ku ladi mayno haddaan nahay Dir.

  5. kacarar meesha qofka watow waxaa la yiri af waako may laka ame marka hadal ayaad meesha la taagan tahay waxaad rabtaa inaad digil iyo biimaal oo walalo ah inaad dhexdooda catiifat ka abuurtid taasina lagama yaabo habar gidir magaca soo bedeshay inaad thayna waan ku ognahay marka biimaalna inuu hormuudka xaqa udirirka inuu hormuud uu yahay gobolkana waa cadahay marka siidiina fuley fuley dhalay waye oo habar gidir ka baqaaya
    ee meesha haku daalin sxb

  6. DHULKA WAXAA ISKA LEH ILLAH KA DIB WAXAA ISKA LEH DIRR IYO DIGIL IYO WIXII KALE DAGAN DHULKAS MALAHA HABARGIDIR WAA MUURYAN SOO DUUSHAY EE DHULKOODA HA TAGAN HADII ILLAH LAGA BAQAAYO

  7. asc aqiyaarta sharafta leh TEEDA KALE HADAN KA HADLO ARINTAAN MESHA KA DHACDAY WAAN KA XUNAHAY LABADA DHINAC SIDUU SHEEGAY GADOOMIYAHA C/QADIR SIIDI WAAN IN LAGA FOGAADAA WAX DHIB UKEENI KARA SHACABKAAN MEESHA KU NOOL DADKA COLAADA HURINAYA IL MAHOODA DIBADA AYAY UJIRAAN TEEDA KALE DAD BAA GADOOMIYAHA CAYNAAYA WAANA AKHLAAQ DARO QOF SIWANAAGSAN U HADLAY OO WILIBA CANBAAREEYAY KUWA MUQDISHA WAXA KASOO ABAABULAYA INA AFLAAGADO LOOGU BEDELO WAA CEEB DADKAN IS DAGAALAY HADUU NABAD DHAX DHIGAY MA DINMBI BAA ILEEN ASAGA AYAY MAS UULIYAD KASAARANTAHAY GOOD JOB GADOOMIYE

  8. kan dhahaaya gadoomiyaha ma quraan baa mise tuuf adeer dadkuu ka dhashay waa dad aad utira badan quraan iyo tuuf labaduba waa hal wana dadkuu matalo ee nacnacdaada meeshaa doonta la aad garre waa garre masuulkaana waa jib kiisa ayuu gudanaa ee ceertiina iska qaata haku mashquulina waa gadoomiyaha kaliye ee aawooda hada jirta la tar tami kara mudo ayuu haayay kursigaan qibrad iyo wax walbana asagaa usaaxiib h noo loow gadoomiye c/qaadir siidii kala celi oo runta usheeg labada dhinac sida hada aad sameeysay thanks

  9. @ cabdi iyo farsooleey sxbyaal runta ha diidina gudoomiyaha waa nin fuley ah oo aan wax qabad laheynin runtii kana baqaya runtii jufada qaska ka wada gobolka haduu wax dhex dhexaadinayo muu runta u sheego dadka gobolka kusoo duulay inay ka baxaan oo ay gobolkooda ku laabtaan taasi ayaa xalka ah biimaalna waa dadka deegaan xaqa u leh oo geesiyaalna ah runtii taariikh dheerna ku leh gobolka oo gumeysi diide ah marka walaalkaaga qabiil keliya haku taageerin ee sheeg wax qabadkiisa

Comments are closed.