Daawo sawir cajaaib leh oo uu Amin camir ka sameeyey Gobolka Shabeelaha Hoose

8
66

Amin_AmirAmiin caamir oo sawir gacmeed kusoo bandhigey arinta ka taagan Gobolka Shabeelaha Hoose taasoo aad moodo in Dowlada ey indhaha iska tireyso waxa ka socda Gobolkaas asaga ah.

Dadka ku nool Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa in mudo ah waxaa ey ka cabanayeen in laga dul qaado isbaarooyinka ey soo dhiganayaan dadka xiran dareeska dowlada oo aan u dhalan deegaanka.

Taasoo markii dambe gaartey in beelaha qaarkood ee ku nool gobolka shabeelaha hoose ey u adkeysan waayeen dhibtaa ayada ah kadibna ey go,aan ku gaareen in ey gacantooda isaga dhiciyaan si ey u helaan xornimo buuxda.

Ayadoo ay taasi jirto ayaa hada xukuumada waxaa ey weli iska indha tireysaa kooxaha carqalada ku haya gobolka shabeelaha hoose iyo ciidamada aan u dhalan deegaanka oo ay maalin walba xukuumada kasoo daad gureynayaan gobolada dhexe ee dalka.

Sh Hoose

 

Daafeet.Com

8 COMMENTS

  1. hadey difaacan wayeen dhulkooda kheeraadkiikujirayna ay ka soo saran wayeen cidii wax kasoosaaraneysa haqaadatee adinkuna sidii falastiintii ookale darbiyaha iyo badaha weheshada nacalaa idinkutaalah dhiiglawayaal

  2. waxan idin sheegayaa maxaa loo wayey qof u hadlo dhulkaan digil iyo mirefle siyasiintooda iyo waxa garadkooda maxaa ku dhacay malaqabtay ilahay ankar ha ku redee laba iyo labatan sano oo dulmi oo la arkin ayaa lugu sameye mayey daqaneynin oo damiir laheyn digilow kaca oo dad iska dhiga nafta marbay gocaysaa ee dhulkiina u dhimada diyuus ha noqonina gurigiina iyo malkiina iyo naftiina difaca? kaca kaca

  3. waxan idin sheegayaa maxaa loo wayey qof u hadlo dhulkaan digil iyo mirefle siyasiintooda iyo waxa garadkooda maxaa ku dhacay malaqabtay ilahay ankar ha ku redee laba iyo labatan sano oo dulmi oo la arkin ayaa lugu sameye mayey daqaneynin oo damiir laheyn digilow kaca oo dad iska dhiga nafta marbay gocaysaa ee dhulkiina u dhimada diyuus ha noqonina gurigiina iyo malkiina iyo naftiina difaca? kaca kaca ka huroowa cadowga ka soo dulay gobolada dhehe ee iska horeeya dulmi ilahay raali kuma ah wasiirka arimaha gudaha garab ayuu uyahay wasiiradiina way dawanayaan dulmigaas oo wado wasiirkaas?

  4. asc aniga runtii amiin sawirada uu soo saaro aad ayaan u xiiseeyaa runtii waxaana oron lahaa runta ayuu mar walba ku sifeeyaa waxa jiro marka aniga waxaan dhihi lahaa qoomiyada dagga gobolka sh. hoose ha midoobaano qaas ahaan digil mirifle iyo biimaal dhulkaan dhul boqortooyo ayuu ahaan jiray waana laga maarmaan in dib loo soo celiyo marka biimaal maanta haddii laga adkaado berina adigaa ku xiga marka dadka dhul doonka ah ha layska dhiciyo dowlad ku sheegana garab ayay siinoyaan mideeda kale dowlada faderaal ayay ku dhisan tahay faderaalka lagu heshiiyay maxuu u dhaqan gali la yahay oo aad digil mirifle iyo biimaal aad dhulkiina maamul uga sameysan la dihiin taas adinka ayaad ka jiifo marka waxaa dhihi lahaa dadka reer shabeelada hoose cadow mid ah ayaa leedihiin meshaan guriceel nin ka yimid dhulkiina xoog ha kugu xukumu in aad la ataan ayaa ka fiicanan laheyd tusaale xamar waa aragtaan 600kiilo mitir nin ka yimid ayaa caasimadii loo dhiibay idinkiina marti ayaa ka noqoteen nin kiisii ku diiday kaagga siduu kuulla wadagayaa waa yaab mar walbana nin habargidir ah ayaa loo soo magacabaa gobolka gudoomiye ku xigeen ama taliye ciidan ma haysaan qof shabeelda hoose u dhashay oo gudoomiye degmo ka ah banaadir ama taliye degmo ma jiro marka dowlada waa dowlad hiraab hawiyana way ku oor kacsadaan maahine hawiye gobolka joogo ma aragtaan kuwo xoog wax ku raadinaayo ama isbaaro u taall marka aniga waxaan dhihi lahaa somalida way kala baxday dhulkiina dhiiga u daadsha ee iska dhiciya dadka dhul doonka ah oo waliba kaagga uun u jeedo oo dhul ay iyaga leeyihiin laga haysto adiga uun ku rabo in uu ku boobo marka habargidir shanta ayaa kaa reebto hadal ma maqasho bab maahinee ha la xanuujiyo wasiirka arimaha gudaha daacada mahinee cisiisa ayuu mar walba u soo diraa gobolka marka yaana la maqal hadalkiisa ee dadka dhulkaaga ku soo duulay xanuujis ayay wax ku maqlaan walaaloow wax kuma laha haddii kale gumeysi ayaad galaysaan 22 sano aad ku jirteen

  5. waxaa yab leh ninka isku sheego inuu yahay wasiirka gaashandhiga oo ka soo jeedo gobolada digil iyo mirifle dagan ayuu ka soo jeeda dhulkiisa waxaa gumeysi ku haysta habargidir oo muuryan ah iyo gudoomiyaha barlaamanka jawaari asagana wuu hurdaa dhulkooda gumeysi ayey ku jiran

Comments are closed.