Dhegeyso:- Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Xukuumada eedeyn ku saabsan Gobolka Shabeelaha Hoose usoo jeediyey

3
80

dalxaPro. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolka Shabellaha Hoose ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay la safatay mid kamid ah garabyadii ku dagaalamay gobolka Shabellaha Hoose.

Dalxa ayaa sheegay in arintani ay ka danbeysay kadib markii dowladda Soomaliya ay Shabellaha Hoose u dirtay Wafdi hal dhinac ah kuwaasoo aan matalin gobolkaasi.

 

Halkan Hoose Ka Dhegeyso

Prof Dalxa
Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. DALXA GARAB TAGNOW DADKAGA ILLAH AYAA GUUL KU SIINAYAA HAKA ISTAAGIN DULMIGA AY WADO DAWLADA KU DHISAN QABIIL HABARGIDIR MADEGENO SHABEELAHA HOOSE DEGANE KAMA SOO JEEDAN EE HABARGIDIR GOBOLKOO HA U NOQDAN XAQA ILLAH WAA SOO DAAHIRINAA DULMI ILLAH RALI KAMA AHA

  2. ramadaan kariim barfasoore afkaaga sokorbureet alagu qabto saasaan kugu ogahay xaqa uhiili waat guuleeysaneeysaa

  3. ramadaan kariim barfasoore afkaaga sokorbureey aan aala jeedaa alagu qabto saasaan kugu ogahay xaqa uhiili waat guuleeysaneeysaa

Comments are closed.