Dhegeyso: Beesha Biyamaal oo sheegtey in aan Dagaal wax loga qaadi karin

0
95

Alshabaab-dagaal1Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen odayaal iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Shabellaha Hoose aya maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi looga hadlayay dagaaladii dhawaan ka dhacay gobolka Shabellaha Hoose iyo isbaarooyin tiro badan oo yaala gobolka.

Kulanka markii uu soo dhamaaday waxaa saxaafadda la hadlay Sheekh Xasan Cumar oo ahaa Afhayenkii odayaashii maanta ku kulmay Muqdisho, wuxuu saxaafadda uga warbixiyay kulankii maanta wixii kasoo baxay.

afhayenka biyamaal