Kulan balaaran ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho kulankaas oo loogu gogol xaarayey Beelihii Ku dagaalamay Gobolka Sh/hoose.
Shirkaan ayaa Waxaa soo Abaabulay Dawalda FD Soomaaliya, Waxaana Goobta ka Hadalay Wasiiro Katirsan Xukuumada Soomaaliya, iyo sidoo kale xubno kasocda beelaha Dirirtu ay Dhexmartay.
Bal nala daawada
Daafeet.Com
Wariya iskku sheekta dhilida ah waxaan u sheegeynaa in u hadasho si sax ah hadii kale ayadaa u maqan, beelahana ma wada degaan ee cidii degta waa la yaqaanaa,
oo hawadana waa leysku handadaa miyaa? waryaa xishooda. Waad dhimandoontaane
Comments are closed.