Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa si rasmi ah afkiisa ugu dhawaaqay in shaqaaqoyinki baajiyay Doorashooyinkii golayaasha deegaanka uu sabab u ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cade Muuse Xirsi.
Madaxwayne Faroole ayaa hadalkaan ka horjeediyay Saraakisha Ciidanka,Golaha wasiirada ,Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland iyo waliba qaybaha kala duwan ee bulshada ee isugu yimid kaqayb galka Xuska 15aad ee kasoo wareegatay markii dhidibada loo Taagay Puntland.
Nala dhegeysta
Daafeet.Com