Dhegeyso: Odayaasha Gobolka Shabelaha hoose oo eedeyn u direy Wasiirka Gashandhiga

3
54

marka cadeeyKol dhaweyd ayey eheyd kolkii uu Wasiirka Gaashaandhiga dowlada Soomaaliya sheegay in isbaarooyin badan ay gobolka Sh/hoose u yaalan masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya.

Ragga magaca leh ee isbaarooyinka u yaalaan waxaa ku jira Gudoomiyaha Sh/Hoose C/Qaadir Ziidii iyo kuxigeenkiisa, sida uu sheegay Wasiir Fiqi.

Hadaba Nabadoon Xuseen Xasan oo kamid ah Odayaasha ayaa beeniyay hadalka Wasiirka isagoo Wasiirka ku eedeeyay inuu indhaha ka qarsanayo ciidamada dowlada ee dhibaatada ku haya shacabka gobolkaas.

Nala Dhegeysta

adayaal sh h

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. waa runtiisa meesha dagaalka uu ka dhacay waa shabeelada hoose waa in gogosha koowaad la dhigaa meesha maxaa odayaal aan shirka quseeynin loo keenayaa waxaan isdaba yaaca ayaan layaabanahay maamulka laga kor boodaya wasiirkaan asagaaba madaxweyne iisu mooda xitaa lama tashanaayo dadka gobolka maamula amarkiisa suu ku fulaa waa inuu dadka mesha mamula iyo dadkooda hoowsha la kashadaa waa qabyaaliiste kan maamul mayaqaanee hala bedelo wasiir naafto

  2. warkana wasiir ma ahee iska dhacey wa caad qaati oo usha qayeey hawargidi iyo mareexan beelah digile wa in xalmeel uga wada sojeesta wa nin dadkiisa iyo dalkiis an aqoonin dawara ma ah wa mareexan ninka dabara haduu yahay diinsoor xa xureeyo ninka farmaajo meesha ujooga

  3. masha allah wa runtiisa nabdoonka xaqiiqda jirta ayuu ka hadlay wana ku raacsanahay hadalkiisa wana ku taageersanahay dhamaann waxan raba odayaasha digil inay is raacadan gacmaha is qabsadan oo midooban kana tashadan ayahooda iyo mustaqbalkooda wan ay dhaqalo aruuris sameyan wa in ay sameystan ciidan difaca degaanka wan ay iskaashi ama xariir calami la sameyan ethopia ama kenya wadama deriska midkood si ay u helan awood buuxda oo ka dhan ah dowlada somaliya wayo dowlada calad ma rabto inay ku dhaqanto waxa qasaya dad qaas ah oo ku amar taagleynaya awood qabiil weligeed yaan lagu tashan dowlada somaliya waayo kismayo dadk amanta haysta ee awooda ku haysta ee maantana uu madaxwedynaha la gorgortamayo awoodaas waxa gaarsiyay wadamada deriska dowlada somali awood malahan waxa u taliyo wadama deriksa halaga faaideysto nin xoogleh ayay wax u toosan ee xoog aan isku yeelno awood aan samaysano niyadana halaga saaro in uu si sahal ku xuroobo gobolka shabelaha hoose inat habargedir laga dhigaayo wasiirka raimaha gudaha wayo wasiirkasta habargedir waxuu raba inuu naas nujiyo degaanka dhaqalihisa runtii wax loo dulqadan karo mahan kaada kula lihi kaygana anaa iska leh wale arintan halaga dhiidhiyo nabadoon gabow buule wa sax hadalkada waxa tahay geesi aan geed ku gaban mida kale biimaal hashiiska ka dhacay muqdisho dana gaar ayu ku wataa waxana daba ka riixaayo hashiiskas abyan iyo cabdulahi sh ismacil iyo ibi waxayna raban inay nin bimaal loo magacabo gobolka taas na waxay kenaysa isku dhac laysku diraayo digil iyo bimaal waxan leyahay digil arintaas fiirmo gaar ah u yeeshta faderalka ka faideysta ee yusan idinka fa ideysanin bimaal waxan leyahay ka digtoonada wax ay wadan sadaxdas nin ee an soo sheegay hada is ledihin dagal ayad xakun ku helaysan dhulkan inta ugu badan waxa leh wa digil asigana weligiisa usoo halgami jiray saldana digil ayan ka talin jirtay habagir dhul ma bixiso dagaal keda iyo hashiskeda meel laguma tagaayo ee yaan digil niilagu dirin deekana wana deeqaye yaan nalaga faideysanin habargedir dhagarteeda ma ahan mid si sahal looga bixi karo aan kawada shaqeyno sidii aan ciidamo aawood leh ee dgeanka usameysano sidoo kale odayasha dhaqanka digil haka hadlen meelkasta xaquuqdoodana ha udoodeen af iyo didinba wax halagu soo dhacsado huradana halaga kaco

Comments are closed.