Daawo:- Odayaasha Aw Digil oo furka tuurtey una sheegey Beesha habar Gidir in Gobolka Sh/Hoose eysan waxba ku laheyn

8
74

JeeleNabadoon Maxamed Cali Xaaji jeele oo ka tirsan nabadoonada digil ayaa waxaa uu sheegey in hishiisiinta ka socta magaalada muqdisho ee ey wado dowlada eysan eheyn mid sax ah.

Nabadoonka ayaa wuxuu sheegey in beesha habar gidir iyo biyamaal wax lagu hishiisiiyo eysan meesha oolin wuxuuna intaas ku diarey in beesha habar gidir deegaanka ey u dhaley ey dib ugu laabato dadii ay dooneyso iney ka shaqeysato deegaan waa loo ogol yahay laakiin wax xukun ama maamul ey ka qaban karaan ma jirto.

 
Bal nala daawada Nabadoonka

 

Daafeet.Com

8 COMMENTS

  1. odagaan cadi ma ahan gesi gesi dhaley waye habargidir san runta hada logu shegi laha mar hore aya wax qabsan lahayey rer shabelaha hoose

  2. ugaska gesuwa ilahey hadhora lakiin way lafadey cidan xogbadan o dhego kudhowa ini la hela dhul lanshey leyla wali xaran anta hayi waqtasho dhamadi in shaa alah

  3. habar gidir waxay tahay malahan miciyaha mar horaa laga siibay anagana dhiig muslin marabno waa run lkn saan u dhahaynay ayay umaleysay gobolkan inay xoog ku joogaan horta dhulkooda wabi malahan beera malahan moos iyo canbaha qudaartaan kama baxaan naf ayaa wada waa dhagax dhulkooda ha iskaga nooladaan lakiin suu odayga sheegay talo iyo awood qeybsi kuma yeelan karaan ama haka guuraan halaabtaan haday dagaal iyo xukun rabaan hadii kale bimaal iyo garre bes aa ku filan hadii runta la sheego inkastoo dad nabad jecel ay yihiin dadka gobolkaan sidey idin la tahay walalayaal

  4. scw salaan kadib mashaa alaah hadalka odeyga waa run habar gidir degaan keeda waa layaqaan waxay usheegato sh. hoose waxaan u aqaan keyga anaa iska leh kaagana anaa iskaleh waana mid aan dhicikarin, hadaba aw digilow hada iyo dan dhulkaan leysku heysto awoowe yaasheenii markey noolayeen leyskuma qabsan jirin wayna nugu soo salimeen anagana waxaan rabnaa inaan ku salimno caruurtena, su,aashu waxay tahay dhukii dhaxalka ahaa mahaynaa?
    jawaabtu ha isku wareerin waa maya sababtoo ah mar haduu muran kajiro la haashaheen dhulkeena waa nasiibdaro aad uweyn, hadaba waxaa iga tala ah,waxaa lajoogaa fursadii ugu fiicneyd abid soo marta bulsha weynta reer aw digil yaan ladayicin jaaniskaan rag iyo dumar yar iyo weynba aan udhimano dhulkeen yay gabari naga harin sharaf kudhimo ama karaamo kunoolow,

  5. Dhulkaan madoow dhaxalkii awoowgeey waaye, dheel dheel ku dhiibimaayo, ku dhiibimaayo. Digiloow waqtigeena ayaa la joogaa.

  6. ASC reer aw digil been aad heysaan gobalka wuxuu u baahanyahay kelia 2000 askari iyo 30 tikniko 200 BKM intaas 7da aw digil hadiin loo qeybiyo waxaa waaye min 3000 askari min 5baabuur min 20 BKM Habargidir iska dhaafee amxaaro xataa ma soo gali karto hadalka hala dhaafo hada howl hala bilaabo aniga nafsadeyda ayaan diyaar la ahay lacag ma heysto alshabaab iyo Dowlad beentaba waa loo dhintaa

  7. Kacaanka dhalinta Sh.hoose waaxa guul usoo hoyate dhamaan umada Somaliyeed.

    Xaq’udirirka reer Sh.hoose waa mid taagyeero ween ka haasto dhamaan umada Somaliyeed.
    Halganka maanta ka socda Sh.hoose ma’ahan qabiil qabiil ku soo duule, lkn waa kacaan lagu doonaayo in dhalinta Sh.hoose dhulkooda hantiyaan si xur-nimo ah ugu nooladaan

  8. Kkkkkkkk masha allaah digil iyo miriflow dhulka saan aan udhacsano dad dhiig leh ayaad tihiin saan haddaad udam qeesaan dhulka annagaa leh

Comments are closed.