Kolan balaaran oo ey yeesheen aqoonyahadanada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa lagu qabtey magalada muqdisho kulankaas oo ey kasoo qeyb galeen aqoonyahow aad u fara badan.
Kulankan ayaa waxaa lagaga hadlayey dhibaatooyin ka taagan gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan dhinaca mucaawinooyinka la keeno deegaanka oo ey dad aan deegaanka u dhalan ka ganacsadaan oo NGO ku leh gobolka, Wexeyna ka codsadeen hay’adaha bixiya mucaawinooyinka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u joojiyaan mucaawinooka la geynaayo gobolka shabeelaha hoose.
Gabagabadii kulan ayaa waxaa saxaafada la hadley Prof Cali Macow Dalxa aydoo muuqaalna waatan ee nala daawada.
Daafeet.Com
rer shabelha hoose sas aya laraba noqda dad isku duban gudomiyaha hada lamagacabi dono halaga dhigo shancalemod ama biimaal gare yaa lakenin markale maxa yeley gare fulay waye waxba iskama celi karo
kkkkkkkkkkkkkkkk wadmaxadsantahay walaal inaga hadan nunahay hawargidir wan lahishiine biimaale garre inaga AYAAN ladagaalamayna guul guul
rer sh -hoose waa in ay isku mid u noqdaan mooriyaanta isku sheegaya ciidanka dowlada wareersan–guul
Asc marka hore digil iyo mirifle waan islaleenahay gobalka sh hoose garre koon fur ulweyne ayaad aragtay kann itoobiya iyo kenya. Ma aragtay garre libin. Dhiiga dadka ayee dhanaanka kucabaan garre fuley annaga ayaa uqabanay qoryooley iyo dagmooyin kale.
Dagaalkii. D.s.a. Qoryooley waan kaqeeb qaadanay. Xureentii hawar gidir haddana aan kaqeeb qaadano digil iyo miriflow dooga kooye
Waxaa muhiim ah in somalia ka guud ahaan ay garato waxa aynu nahay waqtigan xaadirka ah , runtii ma haboona inaga caqli leh inaan dagaal isku boorino maxaa yeelay waan ognahay waxii aan dagaal ka dhaxalnay sidaasi darteed waxaan ugu baaqayaa umada somaliyeed oo dhan inay xaqa fahmaaN,Gobolkaani SH.HOOSE Beelaha u dhashay ee degana somalia oo dhan way taqaanaaa beelaha xooga iyo dhaca kawadayna waa la wada yaqaaanaa ee waxaan leeyahay beelwalbo dastruurka raac dadlka waa federal system.
Comments are closed.