Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo ka mid ah Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa si kulul waxa uu u canbaareeyay laamaha Aminga dowlada iyo weliba golaha wasiirada waxa uuna sheegay inay ku fashilmeen howlihii loo admaday ee ahaa soo celinta Aminiga waxa kale ee uu ku nuuxnuuxsaday in Shabaabku ay si xoriyad iyo kalsooni leh ay ku joogaan gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Halkan ka dhegayso waraysiga Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer
WAR AFKAGA ISKAGA HADAL LUQADAN WEY KU DHIBAYSA WAA KU JEDNA
Asc,Hakaw adna soo baro sida afka Soomaaliga loo qoro,Shaqal dheer iyo shaqalgaaban.
Intaadan wax sixin adiga isa soo soi.
Mahadsanid
Comments are closed.