Xubin sare oo ka tirsan ururka Xisbul Islaam ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya in ay sii daayaan Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Al-Shabaab.
Xoghayihii arrimaha dibedda ee ururka Islaam Sheekh Maxamed Macallin oo ka mid ahaa dadkii lala xiray Xasan Daahir markii la keenayay Muqdisho, ayaa sheegay in Xasan Daahir Aweys uusan ka mid ahayn Al-Shabaab.
Sarkaalka ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo qarsoonaa oo ku saabsan sababta Xasan uga soo tagay Al-Shabab xaqiiqda waxa dhex maray labada dhinac.
Wuxuu sheegay in wax yaabaha ku kalifay in uu Xasan Daahir ka soo baxsado Al-Shabaab ay ahayd in uu doonayay siddii mustaqbalka Soomaaliya loo badbaadin lahaa.
xisbul islam
Daafeet.Com