Warar eynu ka helney gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamadii qaska ka wadey deegaanada ku dhow degmada marka maanta laga soo daad gureeyey iyagoo loo soo rarey dhankaa iyo magalada muqdisho.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka u dhashey ayaa arkayey ciidamadaas oo sii maraya dhinsiinka dheer kuna sii jeeda magalada muqdisho, Wararka ayaa wexey intaasi darayaan in ciidamadaasi lagu bedeley ciidamo kale oo intooda badan u dhashey deegaanka si ey xasilooyin iyo nabadgelyo ugu soo dabaalaan gobolka.
Waxaa beryahan ka taagnaa gobolka shabeelaha hoose dagaalo u dhexeeya beelo deegaanka u dhashey iyo kuwa aan deegaanka waxba ku laheyn dagaaladaas oo geystey dhibaatooyin badan beryahan dambana magalada muqdisho loo fadhiyey sidii loo dhexdhexaadin lahaa ayadoo markii dambana lagu kala boodey.
Si kastaba arintu ha ahaatee deeganka shabeelaha hoose ayaad waxaad moodaa in uu noqdey deegaan qof walba uu iska haweysto siduu xoog ugu heysan lahaa, Sababtoo ah dadka deegaanka u dhashey ayaan ahayn dad dagaalka jecel oo mar walba nabada ka taliya’ taasoo sii dhamaaneysey beryahan dambe.
Daafeet.Com
Guul ciidamada Biimaal Ilaaheey haidin sharfo sharaf iyo nabad baad deegaabka u soo hooydeen u sheegan walaalihiin Dighil ineey sidaas yeelan
Mayoow walaal kalmada saxda ah waa Digi & Mirifle ee ka daa naga daa tafaraafuqa, Hubeer waa digil waana mirifle. si la mid ah Dabare waa Digil laakiin Mirifle deegaan ahaan. si la mid ah Eelaay waa degaan Sh/hoose iyo Bay
habalyo ayaan leeyahay besha biimaal dhul aan dhiig loo daadina lama calfado marka hanbalyo laakiin waxaa leeyahay dadka nabada ku nool ee somaliyeed yeynan dhicin in aad dulmisaan oo aad dhiigooda baneystaan kuwa aan wax dhibaato aadan kala kulmin dulmi diidoow ayaa tihiin ee ha noqonin dulmi doon sharaf ha ku noolaadaano kuwa beeraha iyo guryaha iyo ganacsiga si nabad ah ha noqonina kuwa qalad qalad ku saxa wabilaahi towfiiq
guul walaalaha shabeelaha hoose, in aan midowno allaah ha inoo kaso aaaaaaaaamiiiin, oo la garab istaaago mujaahidiinta biimaal ee dhiiga u huray deegaanka. garab ayeey u bahan yihiin ee meel walbo dadka jooga ha sameyaan banaabax iyo isak dulqaad mooryaanta,qaasatan reer afgooye walalayaal aaway dad nimadiina garab istaaga walalaha biimaal, xitaa sameeya sida wacdaan banaabax miyaadan isku duubnaan karin oo aad codkiina mideyn karin.. .
somalia iney dowlad noqoto oo dastuurka federalka lagu dhaqmo waxey ku xeran tahay inagoo iska dul qaadno dulmiga ileyn cadaado iyo guriceel,dowlada la,aan lama joogi karo hadii reer jiinka webiga xaqooda dhacsadaan..
guuuuuuul guuuuuuuuul
reer shabeelaha hoose
Wiil digil ninka wato sh.hoose digil malahan wa dadka deganka ah lkn in aad tiraahdo wa gobol digil&mirifle ayaa leh wa qalad inta u dagaalka socday digil xagu jiray hada dhulkaga dhacso afgooye ayay moryaanta ka heystan besha biimaal marki hore dulmiga gobolka ka jiro wa ay iska dhicin lahayd e digil ayaa didana manta dhulkena wa xoreysanay afgoye rer digil xoreysta ayaa idin leyahay
Waa Guul EEBE siiyey Umadda Xalaasha ah ee u dhalatay G.SH.Hoose.
Waxaana leeyahay Qowmiyadaha u dhashay Gobolka inay Danahooda Gaarka Fiirsadaan. Cadawgooduna uu yahay Cidkasta oo kahortimaada Masirkooda.
sxb waa runtiis waa gobol digil adiga diid waan arkeyna yaa ku badan gobolka ma adaa didi kara waa laga badanyahay gobolka mnority aya ka tahay xishow ana godomiye ka ah kan hada labadlo xata ana noqona marka gobolka sida lokala sareyo markas aya arkeysa hal degmo aya dagta xata waa lagula daga malintii digil afka lasoo gashan waa malintii aad ka guri leheydenwaye gobolka anaga aya idinku filan oo ah shancelomd digilka kale iska dhaf idinka iyo macala jarerkina isasoraca wad arkeysan laisma yaqano aqoon aya iskuken dhiman wadna arkeysan
Aniga waxaa hakaw kuugu jawaabi lahaa inaad ka shaqeyso walaaltinimada gobolka habargidir sidaan ulama hadashay ee dadkaaga ama walaalahaaga gobolka taariikh muuqata iyo deegaan muuqdaba ku leh inaad sidaan ula hadasho waa laga fiican yahay cidwalbo inta aay ka degan tahay gobolka waa la yaqaan anaga biimaal ahaan uma socono inaan walaalaheena digil iyo cidkaleba dulmino ee waxaan u dagaalamayney inaan dulmiga ka kicino gobolka anaga iyo idinkana dhib nooma dhaxeeyo ee waxaan eheen dad dhib lagu hayey ee sidaas hadalka halaga badalo habargidir waaye cadowga digil ee biimaal maaha waad dhunteen balse anaga ma idinla dhumayno shaqsiyaad waxeey dhaheena digil uma saarinayno cidwalba waa leedahay dad sidaas camal u hadasho ee aniga waxaan kuu sheegaa dhulka digil iyo biimaal waa wada degan yihiin degmooyinka oo dhan mid adiga aad ku soocan tahay ma jirto ee naga dhaaf waxa aad bilowdeen shaqsiyaadkiina u hadla kana hadla danaha deegaanka ee ha u hadlin afka cadowga ama sida aay dadkaas raba ineey na dulmiyaan hala walaaloobo. Tusaale kale hadaan ku siiyo Gare iyo jiigo dhalashadooda dir waaye biimaalna dhalashadiisa dir waaye marka taas waxay ku tusaysaa dadka gobolka degan oo dhacan guud ahaan digil iyo biimaal ineey wada dhasheen markii laga tago magacaas aay ku midoobeen laakiin dhalasho sidaas ayeey noqonayaan ee marka dad walaalo ah deegaan ahaan iyo dhalyo ahaan ayaan nahay ee iska dhaafa waxa u danaynaya cadowgeena ee aan hal meel kaga soo wada jeesano guushaan waxaa lagu gaaray inuu deegaanka hiiliyey iyo xaga taas waaye wax biimaal u sahlay in habargidir iyadoo arkaysa in gobolka xoog looga saaro sidaas camal insha allah meelo aay ku harsan yihiin afgooye, awdheegle, qoryooleey, sablaale iyo baraawe intaasba waa laga saaraa waana waajib na wada saran in habargidir aay taako sh/hoose ka mid ah aaysan maalin ku baryin anga biimaal ahaan waa aaminsanahay fikirkaas laakiin waa in digil dhaq dhaqaaq lagu garab galo sameeyaa oo iska dhaafaa iyadoon meel la gaarin inuu biimaal caayo ama shaqsiyaad waxay yiraahdeen ku nabo beesha biimaal waxay aaminsan tahay in digil aay walaalo yihiin deegaanka iyo danihiisana uu ka dhaxeeyo kalmada biimaal ee saxda ah waa taas idinkana sidaas camal ayaan idiinka rajeynaynaa guul walaalaha gobolka sh/hoose oo dhan ku noolaadaa kuna raaxeeysta cadowgiinana cagta hoostiis insha allah
hakaw ninka watow koley ninba iyo araktidiisa ayaa layiri adiga waa gobol hebe iyo gobol hebel meesha la taagnow maangaabnimadada dadka inaad cadiifad ka abuurtid ayad dooneysaa laakiin dadkaan weligood ayayderis ahaayeen marka dadkaan way tashteen adiga tasho oo weli maatidada la gumaadaayo wanlaweyn xaalada ay ku sugan tahay waa la og yahay heer ay naag oo ciidan ah ay magaalada dhexdeeda dadka ku dhar dhar baaxdo kkkkkkkkkkkkk war ha isku hadlin hadalba kuuma banaana waadna dhaaraneysaa oo biimaal maxay kaa haleeyeen ma dadaay ka dileen war horta soo caqliyeeyso
Hakow walal dhulka waxa tarikh&sooyaal wanag ku leh beelaha biimaal&wacadaan inta kale 1990 ayay imaden ta ka so gudub dagaaladi dhawan dhacay e sh/hoose lagu difaacayay hadi gobolka aad ledihin maxa u difaacan weyday gobolka waxa u naqan in masiirka gobolka ay leyihin besha biimal rer digil waxa idin leyahay sharaftina waxay ku jirta in aad biimaal mahadbalaran u jedisan wayo dadka idinku amar tagleynayay ayay mel saren idinkana hal xabad kuma ridin marka ta waxa idin si dher cadowga ayad daba dhilif u tihin
Hakow sxb generalada habergidir ka ceyrsaday qoriga ma dhigin ta ma ogid miyaa digil hadu dagaal rabo diyaar baa loyahay o saacado ayaa gobolka dhan la,idinkaga saarayaa horta waxa is weydin mudan weligina xage gobolka dagaal ugu gashay digil waxa lagu yaqan in u daba dhilif u noqdo kaliyah lkn dhulka rag ba xoreystay hadad wax isku haysan laanta buure car so dhaafa siidii so u daba socday öo u daba dhilif u ahaaa marka kale ceyrinay habergidir ayu makan galyo naga so dontay wana siinay anago og waxa u ino geystay loma si tix raacan awoodena ciidan ayaa ku difaacaneyna gobolka hadad wax isu heysana imow darsigi habergidir mid ka daran ayaa lagu dhigayaa
gobolka 7 degomo ayu ka kobanyahay mesha aad ka dagta keen marka xun aya dagta wali waxa kula dagan 12 koofi biimaal dad haiga dhigin bro gobolka 20 sano hada jogtan gudomiye kama noqonaysin maxa yeley gobolka dad baa iska leh habrgidir meel ayada ku labato wey qabta lkn biimaal digil iskama celi kare xage adi dontan tolow waxa idin dhihi laha mel fariista 4 xabo aya tihin wax iskama celi kartiin ama biyaha aya idinka gadi dona sida habrgidir sida dameraha lorarto aya idin raran dona amus jarer xun baa tahay caqligis 12 saac soo daga habrgidr ayado awood leh aya ladagaley sxb wadna ogtahay tarikhdas lanta buro aad shegaysid wan kugu wasi dona awodas xage ka kenaysin gudomiye gobol marka naqatid ila hadal inta kale iska amuus in madaxa laidinkaga istago ayad ku ficantihin waxad iska dhigaysin dad gobolka mela badan ka dago somalida kale u shek aniga ha ii shegin 2 degmo aa dagtid xata ii shek others xun baa tahay amuus
dagalka habrgidir iyo shancelomod ku dhexmarey dib u raac waa gii awoda laheyd habrgidr adiga waxa iska dhigaysan qof wax iska celiyey dowlada aya ka naxdey waxa ladhahay masakinta ya laxasuqin cidmadada halaga warejiyo kan hada soo socda godomiye laga dhigayo aniga waye ku tasho waa digil gobolka waa gobol digil biimaal jogo yar aya u ogolnahay maxa yeley lama sinayo wax ayaga xaq u laheyn
wiil biimal sxb sifican baad u hadashey sida nin masul oo kale qoralkaga markan aqriyey waa ku qancay lkn aniga waxa u jawabayey kan ladhaho geeseey iyo seefta tarikhda qobolka waxba kama taqanin nagta aad shegeysid walaweyn lagu dharbaxay ma ahan shancalemod somalida kale waye adiga dharbaxsho ayad ka hadle nin shancelomd asago magaladis jogo san loma fiirin karo ma waxa noo malaysaa biimalka gbdhahoda lantaburo iyo marka lagu kufsado habrgidir cilmo wecelo aya idinka dhashey waliga mamaqashey walaweyn aya nag lagu kufsadey ama dhib ka dhacay dhif dhif waye idinkana malin walba biyaha aya laidinka gada nagihina aya wadoyinka kukufsata habargidr waqtigi hogamiye koxedka aya wax nagala qadi wayey degmadeyna isbaro iskadhaf wadada lamiga aya ufasaxney oo kalie habargidir idinkana indhacade aya xoog beraha idinkudu falan jirey waagas xage jirten hada dowlada ayad ku botaynaysin madaxweynaha waxa ka codsanayna liiban madaxweyne inad naga qabatid sas dad laiskama celiyo kkkkk
H.h.h.h.h.h. Yu san cawaadka ka dhaman ader hadad wax iska dhicin karto horta afgoye o malin&haben dadkaga lagu dhibaatenayo ka dhacso hada xita marko an daganahay hal shaqsi an anga ahayn magalada marko ma maamulo lkn afgoyo xog ayaa la,idinkaga heystaa e marka hore so dhacso ka dib ila hadal laanta buura ilaa janaale dadkoda ayaa difaacday hakow sxb hadal kuma banaana afgoye so difaaco ka dib ila hadal inta kale hadal kuma banana
hakawa sxb warka meesha ha geeynin digil iyo biimaal sxb waa reer shabelada hoose waa dad dhaqan iyo deegaan iyo walaaltanimo ka dhaxeyso runtii sina uma kala maarmaan biimaalna wuu soo jeedaa cadkiisana xoog ayuu ku dhacsaday marka hada adigaa dhulkaaga marti ku ah runta hadaan kuu sheego oo weli waa laguu taliyaa marka sxb runta haka xanaaqin baanaan cidla ayaad qoor sagaaro ku haysaa hadaaad dadka hadalada la qeybsan karin waxyaabaha deel qaafka meesha ka dhaaf
haakow midka wato kolay waxaa tahay qof Hubeer ah kolay tuuladas hubeer dago . waa su aale biimal maxaa ka rabtaa ? adiga 7 degmo hal degmo waliga gudomiya maka noqotay ama xildhibaan xitaa maku yeelatay war adiga qaban xaqaaqa wanlawayn horta kasoo dhacso biilmaal waa daad tariikh kuleh gobolka
Leego&wiil gare wad salamantihin salan ka dib biimal&digil wa dad wada degaan ah isu dhaqan ah seefta digil lagu so jaro wa ina sugaysa hada nahay biimal hadi anagi nagula so bilaabana digil wa ay sugeysa hgidir baryo uguma so bixin e qori ayay ugu so baxday wa la ogyahay waxa diyaar u nahay inaa dagaalka wada galno e halaga bilaabo afgoye ciidamada besha biimal diyaar ayay u tahay in hgidir mel walbo kula dagalanto o ka mid ah gobolka
wara lego adiga baladweyne hadi adiga gudomiye ka noqonin waliga dadka dhan ma saas aya umalaysa galljecel xun aya tahay malin wlba hawaadle aya kugu gumaysta baladweyne hawadle iska soo celi kabcdi hubeer wax ka shek goobaale dadka ka gubey waa hubeer waqtigi dagaladi hbeer iyo galjecel hadana erdhe aya kugu burbursada dafeed aniga madaxeyga aya ku jogta aniga gudomiye kuxigenka aniga waye waa nin hubeer gudomiye hadu noqdo kuxigenka wa erdhe erdhe hadu noqdana hubeer sidoo kale anaga aya shancelomd isla nahay anaga aya wax qeybsanayno lkn adiga ina ka hadashid ma ahan iska soo celi hawadle kbacdi ila hadal xildhabankeyga hada rabtid ina ku baro isoo wac ana kubara gaaljecel tugnimo moye wax kale aqonin dadka dhan sas ha umalayn
Runta maxay dad ka ooyisaa hakow sxb ceyda inta iska dayso digil dhulkisa ha difaacdo hg weli ku gumeysato aasaa nacnac dhahe beesha biimal malin cad ayay dhulkeda ka raacdeysatay baryo kuma bixin xabad ayaa magalada logo so saaray ilaa cabdow dibile melahaa haku nacnacleyine dadka dhulkaga ka dhacso ama wa ku dhicineynaa
asc dhamaantiina asxaabay dulufyaal ayaad tihiin waayo Gobolka waan waan wada leenahay habar gidir iyo wixi daba dhilif u noqdo waa inaan si wada jir ah uga xoreysanaa dhulkeena marka hays caayina dhexdeena caadhifad haka dhalinina waad garateen sowmaaha. dabcan aniga shancaleemood ayaan ( Hubeer ) lkn gobolka inta wada dagan waa walaalo in lays caayo maaha gacamaha halays qabsado asxaabay.
hakow…aqoon la’aan ba iga kaamuqata bro magaalada baladweyne gudoomiyaheeda wa gaaljece lasoco. gudoomiye kuxigeenka gobolka hiiraan wa gaaljecel taliyaha ciidanka asluubta wa gaaljecel. sidaas u barro kkkkkkkkkkkkkkkkk
Gaaljecel hadaanu nahay siyaasada soomaaliya kama muuqano laakin waad ogaanogaan doontaan inaan kadhax muuqan doonno oo yasmada iyo ihaanada ey wadaan wwaaD kashalaayi doontaan oo weli sidii hhitleer uxukumin wecel walba
Natalia Hun Hun waa in lagu badalaa nasal wanaagsan , qabiilka yawn afkiina kubadnanin
ciidamada deegaanka way guulaysteen waxay mudunyixiin awaal Marin.
Shabelada noise shicibka ku book waa la haweysanaya sababtoo ah soboolnimo loogutala
Galapagos 25 sank mooriyaan lagu taagherayay Rosland ku energi ayaa ku habsaday.
Hadii shisheeyaxa iyo sokeeyaxa isku si ay kuu gumaadaan xaaladaadu ma saxalana ee ,
threads aad precision waa in aad MIDNIMO hadii aad tihiin rer Shabelada Holde.
så bullshit towfiiq
Qofkii iga dambeeyow dadka Shabelada Hoose gumaadka ay ka mid yixiin ex madaxweyne ku sheeg Abdiqassim Salad lacagta uu ku howlgeliyey Indga acadde iyoHassan Daniel iyo kwo garanti aan Inga aan ku koobi karin , Addunka wel wel aaqiro na Nissan culus ayaa sugeeyso , rafaad aduunka ayaa ugu daran .
Comments are closed.