Dhegeyso:- Afhayeenka Alshabab Abuu Mascad oo ka warbixinaaya Weeraradii Bisha Ramadaan

1
54

abuu muscadKooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weeraro xoogan oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo deegaano kale oo gobollada dalka ah.

Afhayeenka Kooxda Shabaab Abuu MUSCAB ayaa sheegay in weeraro aad u badan ay ku qaadeen xarumo ay leeyihiin ciidamada dowlada, Amisom iyo xubno kale.

Sargaalkan uhadlay Shabaab ayaa sheegay inay dileen askar badan oo isugu jirta Amisom iyo dowlada, sidoo kale waxaa uu sheegay inay ku xoogan yihiin Muqdisho.

 

shabab

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Sax waaye. Alshabaab muqdisho wey ku xoogan yihiin shaki kuma. Jiro. Maryan calasta. Tabar mahaayaan mesha ha iska. Katagaan mooryaanta

Comments are closed.