Wasaarada Khayraadka ayaa maanta ku dhawaaqday heshiis cusub oo ay wada gaaren shirkad lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exlpolration LTD oo laga leeyahay dalka UK.
Shir Jaraa’id oo si wadajir ah saxaafadda ugu qabteen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Masuulka Hogaaminaya shirkadaasi iyo Wasiirka Khayraadka Soomaaliya ayay ku sheegeen heshiiskaan cusub ee labada dhinac wada gaareen inuu wax badan ka badali doono khayraadka dalka.
Daafeet.Com