Dhegeyso:- Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlaya dhibta Somalida Dibada ku heysato

0
88

dalxaProf Maxamed Cumar Dalxa oo Gudoomiye ku xigeen ka ah gudiga Baarlamanka u qaabilsan Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa waxaa uu sheegey in Soomaalida ay u tahribeen dalal badan oo Caalamka kamid ah isla markaana ay mida sabab u tahay dhibaatoyinka soo gaarta Soomaalidda.

Prof. Dalxa ayaa waxaa uu intaasi ku daray in soomalidda ka tahriibta Dalkooda aan mararka qaar waxba loo qaban karin isagoona intaasi ku daray in meel walboo aad calamka ka tagto aad ku arkeyso Soomaali ku dhibateysan halkaasi.

Dhibka ugu balaaran ee heysatadda dhalinyarada ayuu ku sheegey in mararka qaar ay tagaan meelo aan Soomaalia safaarad ku laheyn isla markaana aan laga warheli karin aqbartooda.

 

dalxa

 

Daafeet.Com