Dhegeyso:- Wasiirka Arimaha gudaha oo sheegey in la dhaqan gelin doono Hishiiskii ey gaareen Dir iyo Habargidir

11
95

w gudahaWasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sheegay in dhaqangalka heshiiska ay masuuliyadi ka saaran tahay Odayaasha labada beeled iyo Dowladda Soomaaliya oo kaalin muuqato ku yeelato dhaqangalka heshiiskaasi.

Wasiir Guuleed ayaa sheegay inay ka hortagayaan cid waliba oo ka hor imaanaysa heshiiskaasi,balse ay sii dhiirgelinayaan cid waliba oo heshiiskaasi doonaysa dhaqangalkiisa.

labada dhinaca ayaa shalay qodobadii ay ku heshiiyeen waxaa ka mid ahaa in xabadda la joojiyo, in la qaado isbaarooyinka iyo in Maamul loo dhiso gobolka Sh/hoose.

Hadalka wasiirka kasoo yeerey ayaad moodaa mid ka fog xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta gobolka shabeelaha asagoo og in reerkiisa ey si qaldan ku joogaan deegaanka ayuu hadana doonayaa in uu ka dhigo iney xaq ku leeyihiin gobolka shabeelaha hoose.

Halkan Hoose Ka Dhegeyso

heshiiskii B iyo H

Daafeet.Com

11 COMMENTS

  1. Been abuurka ISbaheeysiga Moqdisho o Riwaayad kasoo saaray
    Dhaaqan galin lagu sheegay in laga hirgalin doono G/Shabeelada Hoose

    Anigoo Kuhadlaayo magaca dhaq dhaqaaqa XURIYDA gobolka sh/hose
    E NORTH AMeRICA

    Waxaan baaq udiraynaa dhamaan Umada Somaliyed ee nabada jecel
    waxaan leenahay wararka kasoo baxaya Magaalada Muqdisho oo
    u muuqda kuwa dana gaar ah laga leeyahay oo ku salaysan sad bursi

    Ujeedadeeduna ay tahay sidii loo bur burin lahaa halganka kasocda
    G/shabeelaha hoose loona kala qaybin lahaa BIIMAAL IYO DIGIL
    IYO DADKA KALE E LADAGAN DEEGAANKA

    Waana mid aay dadka deegaanka aysan aqbali doonin

    DAMACA ISBAHAYSIGA AYAA AH SIDAN
    Si dib loogu soo celiyo gacantii gumaysi ee labaatankii sano Ea
    lasoo dhaafay Ka gadaal Markii Ay dhalinyarada udagaalanta
    XORNIMADA DADKA IYO DEEGAANKA EE BEESHA BIIMAAL
    Ay dagaalo kalahotageen mooryaanta galgaduud kagana
    guulaystay in ay in aay kaxoreeyaan gobolka intiisa bada
    Waxayna arintaasi dhashay in aay BEELAHA DIGIL
    DHALIN YARADOODA AAY DHAQDHAQAAQ XURNIMO
    DOONKA SOCDA KU BIIRAAN

    Hadaba akhritow markii aay cadaatay in aay dadka gobolka degan
    aay cadawgooda u midoobeen ayaa waxaa bilowday GUMEEYSI
    KADUWAN KII HORE OO AH KALA QAYBI OO XAKUN AYADOO
    LOO WAREEJIYAY DHANKA MASKAXDA DHAQAALA BADAN NE
    LAGU BIXIYAY

    Hadaba qof walba oo soomali ah gaar ahaan dadka gobolka dega
    TALADA GOBALKA YEEY KA GODAA WAXAY KA GODAA DADKA EHELKA
    U AH OO MAANTA U TAAGAN XURAYNTA GUMAYSIGA MADOW

    jawaabtu waa maya talada waxaa iskale BIIMAAL DIGI IYO INTA SOO
    RAACDA

    Waxaan Digniin u diraynaa DOWLADA FEDERALKA AH

    WAXAAN U SHEEGEYNAA IN AY FADERALKA KU DHAQANTO O AY
    KAWAANTOWDO IN AY TASTUURKA DALKA GARAB MARTO
    BURBUR HORLEH AYSAN U HORSEEDIN UMADA SOOMALIYEED

    HADII AYSAN XILKA LOO IGMADAY AYSAN GUDANKARIN AY ISCASISHO

    BAAQEENU WAA IN AAN HAR IYO HABEE AAN UTAAGANAHAY DIFAACA

    SHARAFKA XURIYATUL QOONKA G/SH/HOOSE

    QORE
    Muxyadiin sheekh maxamuud

  2. waa waajib saaran wariye bisil oo ka fikira dalkiisa iyo wanaaga dadkiisa,inuu
    qoro war sax ah.waxaa se maalamahan danbe soo baxay dad aan wariye nimo waxba ka ogeyn oo ay noqotay aan wax un iska sheego isagoon ka fikireeynin in wax uu sheego uu sababi karo dhimasho qaf miskiin ah oo aan wax galabsanin hadaba beenta hala iska daayo.arintan aad soo qorteen waabeen 1, dir iyo habar gidir mana dagaalin waxna kuma heshiinin.wax marin habaabin ah oo xaqiiqda ka fog ayaad ku hadashaan ee hadii ay run iyo biseyl siyaasadeed ama mid wariye aad lee dihiin werka siduu yahay u sheega hadii aydaan wax ka ogeyna weydiiya dadka laba dhinacba. waataas waajibka saaran wariye run ah waan ka xumahay inaan akhristo war been ah anoo xog ogogaal u ah arintaas sidaas darteed waxaan idin leeyahay beenta ha la dhaafo.wax aan la hubinna yaan lagu hadlin oo yaan la sheegin

  3. haye koley musuqmaasuq bad wadaa wasiir wana lagu ogyahay inaad la shaqeyso dadka gobolka ku soo duuley..tan kale ma waxad soo wadaa habargidir ba madax ka noqoneysa gobolka ..tasna wan kaa fileynaa moriyanyahow,,

  4. wax sax ah nin kasta oo somali ah meshu dona degi kara kan shaqeysan karo wax inta dhafa waa gar daro hadi belo is direry ma meshey isku diriren ya lagu heshisinya mise melkale ? dib uu heshisinta waxa eyka dhexeysa dadki wax dhax maro ku dhuulka lehna wax dan ugu jirta nabada iyo bulshada badan marka wa ceb in 24 mugdi ah misana jiran dad ku wan waxan qorey okle jogan

  5. adan sxb adigo raali ah dadka gobolkaan kusoo duulay ama beeraha islameed haysta ayaad looyar u tahay ama aad boos u raadineysaa sxb meeshaan dadka dega waa la yaqaan soomalina federaal baa wax lagu kala bixiyay qof walba meeshuu ka imaaday wuu ama kasoo jeedo waalayaqaan calaan calka iga jooji wasiirkaana waa qaain dadkiisa habar gidir ayuu beeraha kusii heyn rabaa sxb guri ceel dhuuso mareeb dhagaxaas ayay kaso jedaan ha laabtaan wa sida xaqa ah meshaan dadbaa xaq uleh waxba wariyaha ha xag xaganin hadaadan jecleysan wuxuu soo qoro ha aqrisanin hana ka bxinin faalo waqtigagana haku dhumin

  6. ahmed walaalkeyga digil xaqa yaa udiidi kara ayagaba dhulkooda marti lagu yahay culeys badana u dulqaatay sxb raali ka noqo midaas maamulka odoyaasha aya magaacawaya wasiir maxaa ka galay waa qalad dastuurkana maqorayo digilna ha sugi weynin wuu soo socda wax maqal ama arag adiga mar dhow

  7. dadkaan waa dad hurdo waaye adinka hadee tihiin digil dagaalka oo aan ku jirno cid adinka dhimtay malahan mar mar sida oo aad doontaan u hadashaan marka saas waa laga fcnyahay marka dagaalka ka qeeb galo war luma bahna mid kale dir ma ahi warka sida ah u sheeg biimaal iyo habar gidir waaye meshaan wax rabto ayaad ku so qoreysaan waxaas oo kale waa laga fcnyahay dagaal galo dhaqaale bixiya wiil ha adinka dhinto horta qolada dagaalka ku jirno adinka ayaaba ka daran tusaal afgooye waa le adinka haysataa daafed saas oo kale awdhiigle saas oo kale marka isku xishowda hee saan waa ceeb dameer isku yeelo caqle ka shaqeysiga

  8. Waad mahada san tihin dhamaan
    aniga waxaan arkaa in hada aay guusha
    gacanta usoo gashay dadka ku abtirsado
    gobolka tan kale Wasiirka dhul balaarsiga
    in uu awood buuxdo uyeesho fara galinta gobolka ayna mowqif midaysan ka qaataan BIIMAAL IYO DIGIL IYO INTA LAMIDKA AH
    CIIDAMADA DEEGAANKANA AAY NOQDAAN kuwa udiiwaangashandagmooyinka gobolka laguna dhawaaqo in aay yihiin ciidan dowladeed
    dowlada dhexena aaysan awood uyeelanin in aay ciidan aay iska soo dhoobto gobolka dhexdiisa ayadoo amar kahaysaninin madaxda gobolka sidaas ayaa dhagarta wasiirka looga hortagi karaa

  9. aadan midkaagan wariya yaasha wax ka sheegaya sxb meeshan maba lagag baahno inaad imaatid dadka gobolka dega ayuu quseeyaa hadalkaan sxb cagaha wax ka dey ee mooriyaan baa tahay waa la yaqaan noocaaga ookale guri dad uu leeyahay ama beer dad laga dhacay baad ku dul fadhisaa waqtigaaga wuu dhamday xaqa dadka xiligii laga qaadi lahaa ayaa la jooga waxba warkii lasoo qoraba been waaye siyaasadaan iyo wax bisil adeerow si nabad ah guriga aad ku jirto ku wareeji dadkii lahaa

  10. abdi nin yahaw horta waxaa la yidhi”doqoni meesha lagu kaftamayo ayey dagaal moodaa”hubsiimana hal baa la siistaa”iyo odhaah badan oo ay soomalidu tidhi waxay u tidhi waa arintan. marka hore anigu waxaan ka hadlayay waa qaabka uu u qoran yahay warku oo ah dir iyo habargidir oo heshiis kala saxiixday. taas ayaan ka soo horjeedaa waayo waxaan aaminsanahay in hadii ay maqnaato cadaalad iyo anaa kaa af badan in aan nabad waarta la gaareeynin 22sano dad xoog lagu haystay maanta lagula doodo lahaanshaha gurigoodii ayaan ka soo horjeedaa. hadee saaxiib waxaan ka soo jeedaa dadka waligood dhulkaas lagu sheegi jiray taas ayaana ii siisay xaq aan ugu hadli karo.marka saaxiib waxaad dhulkaadii ku beeshay waa hubsiimo la’aan.ee ka fiirso hadalkaada hana dagdagin.

Comments are closed.