Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan ku dhowaad 11 maalmood u socday Beelaha Direed iyo beesha Habargidir oo ayagu bishii lasoo dhaafay ku dagaalamay deegaano ka mid ah gobolka gaar ahaan deegaanada ay degto beesha Miyomaal ee Direed iyo beesha duulaanka ku timid gobolka ee Habargidir.
Kulankan oo qaban qaabadiisu ay lahaayeen hogaamada beelaha Direed iyo kuwa Hawiye ayaa gebagebadiisa waxaa laga soo saaray Lix qodob oo ugu weyn yahay in labada beelood ay soo dhistaan maamul gobolka uu gobolku yeesho.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta, wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha Gudaha, wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi, xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo odayaasha Dhaqanka Beelaha la dhex-dhexaadinayey ee Dir iyo Habargidir.
Shaqsiyaadkii shirka ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Maxamed Xasan Xaad iyo Suldaan Saciid Diiriye Cali oo ku hadlay guddiga dhex-dhexaadinta beelahaas waxeyna guul ku tilmaameen heshiiska ay sida wadajirka u qaateen dhinacyadii ay xurgufta dhexmartay waxayna ku booriyeen Beelaha heshiisku dhexmaray in ay adkeeyaan Dhaqanka galinta Heshiiska la kala gaaray.
Waxaa kaloo gebagebada kulanka ka hadlay Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Mudane C/llaahi Abyan Nuur iyo wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed, waxayna dhinacyadu ku adkeeyeen inay ka dhabeeyaan meel marinta heshiiska.
Dhanka kale waxaa ilaa iyo haatan aan war ah ka soo saarin beelaha Digil oo ah iyagu wada degan 8 degmo ka mid ah 9 degmo ee Gobolka Shabeelaha hoose oo haatan ay beelaha Direed iyo Habargidr ay heshiiskoodu ku sheegeen inay maamul u soo dhisi doonaan dadka gobolka.
Si kasta oo loo dhigaba heshiiskaan ayaa waxa uu noqon doonaa mid gobolka aad loogaga hor yimaado maadaama beesha Habargidir deegaan loogu raadinayo.
Halkan ka dhegayso Xildhibaan Saciid Maxamed Cali oo akhrinaya qodobada heshiiska.
Asc waan kaxumahay hishiiska been benta meesha lagu sheegayo waxaan aad udhaliilsanahay walaalaha ladago biymaal qaasatan beesha Digil arintaan kasexatay waxa loga bahanyahay markey biymal xabada bilaben ayagana iney afgoye iyo melaha kale kabilaban hadana side ila tahay majogsan xabada wey un bilabane ee garab istaga besha biymaal hal meel ugu so wada jesta tuugada wsc
ninka maqaalkaan qoray waxaan u sheegayaa labada reer ee ah digil iyo biyamaal waa walaalo dhulna iskuma haystaan iskuna haysan dooni maayaan waana dad nabadeed ee oo isku naf ah ee habrgidir guriceel aan ku wada celino.tan kale ninyahow qoraalkaagana mid dadka deegaanka ka dhex abuuraya is qabqabsi dhuleed ayuu xabaarsanytahay ee ka fiirso wixii dambeed qorayso
Heshiiska Dir & Hawiye ay ku gaareen in Maamul Irir la dhiso waa shimbirayaalow heesa, waxay tagee in Digil iyo Biyamaal kala aamin baxaan. Haddiiba beelaha walaaha ee shabeelaha Hoose lagu yiri habar gidir ayaa ka qeyb ah. Heshiiska waxuu la micno yahay qeybteena Biyamaal na siiya Digil iyo Mirile idinka u tashta. Maqaalkana waa sax oo cilad ha u yeelin dir & hawiye ayaa heshiiyey waana duuban tahay. Waxaad ka heshaan waxba ha naga siininaha.
Maqaalka wax ka qaldan ma laha weliba codkii heshiiska Dir iyo Hawiye ayaa halkaas ku jira. Adeer Maarta waa la wada heystaa, Digil iyo Mirifle heshiis looga soo horjeedo ayaan u arkaa, Biyamaal ha ku kadsoomin jalaafada habargidir iyo Hawiye ee gobolka Sh/hoose ay kaaga horkeenaayaa Digil iyo Mirifle
Asc. walalayaal hadaan nahay beesha Biimaal raali kama nihin waxa loogu yeeray heshiiska Dir & Habargidir, waxaan layaabanahay Dadka u riyaaqaya in Sh/hoose ka dhaxeyso Dir & Habargidir, waxaan leeyahay waxaad kunooshihiin Qarni kale, annaga ka Biimaal ahaan Gobalka waxaan kadegnaa hal Degmo, Gobalkuna waa 8 Degmo, 7 kale waxaa dega Qabiilka Digilka layiraahdo, marka waa in Go’aanka dhismaha Gobalka ay iyaga Veto kulahaadaan, waana sida ay cadaalada ay tahay. mahadsanidiin.
Wasiirka Cadalada Abyan, xiliban Cabdullahi Sh.ismacil, iyo Siciid maxmed cali oo aqriyey qodabada dhaqarqabayaasha aay rabaan in loo meel mariyo waa wax aay beesha biimaal qaadan doonin oo been abuur ah mana la keeni doono gobolka waxaana naga go’an in habargidir iyo biimaal aay hataa aay maalin geed wada harsan yahuud aan ka doorbidaynaa, waxa inta lagu soo dhoo dhoobay waxaa la rabaa in lagu kala qeybiyo beelaha biimal iyo digil kadibna loo kala jajabiyo qeyb qeyb si dib loogu celiyo, wasiirka arimaha gudaha wuxuu ku cel celiyey beelaha ood wadaagta ah… beelaha ood wadaagta ah tobon jeer ayuu kusoo cel celiyey inteey biimaal iyo habargidir ood wadaag ku noqdeen, waxaa hubaal ah in hadii aay tagaan gobolka nimankaan raba ineey qayaanaan dadkooda biimaal iyo tuugada guriceel wasiirkooda dhagar qabe C/kariin ineey la kulmi doonaan wax aan waligood ku dhicin shacabka sh/hoose wuxuu taagan yahay habrgidir waxaa iiga sokeeya yuhuud intaan habargidir wax la wadaagi lahaa yahuud aan la wadagaa.. anaga iyo habargidir maxaa naga dhaxeeyo dhulkaan waa la yaqaan biimaal, digil 12 koofi, shanta caleemood, hintire, wacdaan iyo wixii soo raaco waxaan eheen habad digir ah hataa laguma dhibcin doono dhuunta ayaa tooreey laga galin doonaa habargidir iyo wixii u adeego anaga biimaal ahaan waxaa naga go’an caadaqaatayaalka biimaal laga soo bilaabo wasiirkeena, xilibaanadeena iyo nimanka dulaalka xamar u joogo oo sheegto oday dhaqameed biimaal oo beenta ah waxeey mari doonaan ama lasu aasi doonaa godadadii lagu aasay mooryaanta guriceel kazoo duushay hadii kale ka daaya dadkina diban daabyada aad ku wadaan nin kuu digay kuma dilin waxaa loo digaayaa Cabdirahman Ibbi oo ah masiibada uGu weyn ee biimaal ku habsatay waxaana soo raaco koow.Cabdullahi Sh. Ismaciil, Cabdullahi Abyan nuur, Siciid maxamed cali iyo kuwa sheegta odayaasha oo aan imaan Karin dhul biimaal kuligood waa kawaanka hadeey ka waantoobin waxa aay wadaan waana laga shaqeynaayaa saacadan la joogo sidii talaabo looga qadi lahaa garoonka aa la idiinku sugooyaa gurbaankii la xado intee lagu yeerinaa
digil iyo biimaal waa dad walaalo ah deegaan, qadiyad iyo wax walboo ka dhaxeeyo sheekadaana idinka digil ah ayaa la rabaa in biimaal qoorta la idiinku galiyo dagaalka haduu kow yahay abyan iyo cabdullahi biimaal ma matalaan biimaal maantey la joogo waxaa malato wiilasha habargidir oo ku dhaaratay ineey biimaal baa’bineyso gobolkana ka saarayso ragii meedkooda ooga dhigay hadiyad ninkii iimaanka sheegtay oo yiri biimaal meel aan saaraynaa dagaalkii aay soo qaadeen ee sadex geesoodka ahaa ragii ka hortay oo 78 mooryaan walib kuwii aay ku dhaaranayse habargidir oo aay kismayo oo uGu talagashay iney ku weerarto ama ku qabsato ragii laaye oo meedkooda ka tilaabsaday ayaa biimaal u taliyo ee walaalaheenoow digil qoryaha qaata habargidir ilaa guriceel inaan ka harno maaha anaga biimaal ahaan diyaar aan u nahay mardhowna xabada waa bilaabanee ee qoryooleey, sablaale iyo kunturwaareey aan hal maalin xabad ka wada bilowno sidoo kale goobaale iyo guutadiisa ee reer afgooye xooga ku haysta hal saac manugu qaadanayso inaan inta dhiman gobolka ka saarno ha u malaynina inaan seexanay taago inta habargidir gobolka ka joogto waa dagaalamaa biimaal taas waa go’aan rasmi ah oo biimaal qabo mana aha wax aay joojin karaan tuugo xamar joogto oo jagadooda ilaashanayso iyo kuwa dulaalka ku caanbaxay oo beesha biimaal u dhashay haay haata haay haata limaa tuucaduuna waaye
biimaal iyo digil walalo habeen iyo maalin waa walaalo habargidir iska celiya been been yaa la idiinku kala jabinin gabdhaheena gobolka joogo waa isku duubanahay biimaal iyo digil waa isku duuban yahay kuwaan xamar joogaan waa la ogyhay rabaayo ayeey u yihiin habaaraneey anaga dhulkeena waa difaacahaynaa taago Malaga tanaasulaayo ilaa guriceel waa bursaheena mooryaantii indhacade iyo daahir aweys aay keeneen
Wiilkaan mudey hadal fiicn as ku Hadley waxaan u maleehaa in aay ku jiro ciidanka sidaas haloo fakaro yaan la isku mashqulin habargidir waa la yaqaanaa markii laga reeyo waligeed waa dhihi jirtay walaalo aan nahaa iyo aan heshiino ujeedadeedna waxaa waaye sidii xoogaa looga jeedsan lahaa kadibna meeshii aay kaaga bilaabee sidii mascamal waaye waa is suuxinee sidiis maska isu suuxiyo kadib markiid kasii jeedsatana waa ku qaniinaa saas aay rabtaa Malaga neefihaayo mana laga jeesahaayo habargidir markeey dhulka ku dhacdo hataa waa la jar jaraa si aay usoo kicin mardanbe mujaahidiinta guuleysta digil iyo biimaal taariikhdiina banaanka keena inta dhimana hala dhameystiro
Walaalahey sida ee sheegen waa sax marka cadey mininka oow cusmaan biimaal ayaa iskaleh cidku heesan karto majirto dhulka digil iyo mirifle aya iskale weena isla dhasheen iskuma heestaan dhulka hawaaraney guruceel ma aha gobolka
Walaalehey biimaal waxaan leeyahay isticmaarka hawar gidir iska qaada
biimaaloow warkaga sax waye sxb tarikhda gobolka waxba ka taqanaa 7 degmo waa digil degmada kalena waa biimaal marka hashis waxba kama jiraan biimaal waxa idin lenahay hashiiskas ha yelinina maxa yeley waa hashis wax kama jiraan ah kuwa hashiska saxixay biimaaka daba dhilifka ah waye oo lacag lasiyey digil hada nahay mar dhow indhina ayad wax ku arki dontan gobolkas dadka iskaleh wey jogaan hadana diyar aya u nahay ina difacno manta waxii laga bilabo ayada quranka benta haka shegin dayuus aa tahay oo benale ah
waa ilaah mahadiis hadii la hashiiyay laakin ninka xaad layiraahdo iyo kuwa kale maxay meesha ka qabanayaan ileen waxba kama galin teeda kale aw digil iyo dadkii awooda ku lahaa ama amarka iyo maamulka dhisan laha ayaga iyo walaalahooda waa lakala dili rabaa sheekadaan wasiirka arimaha gudaha oo habar gidir ah aya wata iyo abyan haday run sheegayaan maamul baa ka jira gobolka maxay shirka uga yeeri waayeen oo xaad uu uga soo qeyb galay boobkaan waan fahanay ee aan aragno qofkii wax laga qaadaayo digil wuu yaqaan sida liisu difaaco amay fiicantahay cadaalada in laga shaqeeyo wasiirkaan arimaha dibada waa nin qabyaaliiste aan siyaasad waxba ka aqoonin
Waxaan ahay Biimal. Waxaan ku shegayaa in aad ka shaqeeyn colad deeganeed, adigoo u daneenayo Tugada soo dushay. aniga waxaan ku cadeynayaa in aaysan jirin wax heshiis layirahdo oo halkas ka soo baxay balse, ragaas wasiirada ah ayaa yiri shirkii aad qabaten waa fashilmay yaan la,dhihin ee wax un sheega. waxaay lamid tahay heshiis yadii Yahuud iyo Falastin, markii lagu daalo dhaxdooda waxaa lasoo sari jiray wax layirahdo gabagebadii shirka, oo aan laga wadin in aay heshiiyen, balse ladiidayo in layirahdo waa fashilmay shirka. tana waa taas oo kale. waxaan rajeyna yaa in aad wax badan fahantay, waxaad kale oo aad ogan donta malmaha soo socodo waxeey ka amin santahay besha Biimaal shirkan.
waxan layabay ninka leh waxan ahay bimaal bimal waxu degaa hal degmo golbak shabelaha hose lol waxas walaga xishodo waye waxan u maleynayaa habar gidir rabo inuu digil iyo bimala dhexdooda ka,faideysto rabo wanka tahsanay siriqdaan kale sxb
waxan ey shegayaan kuwan bimalka sheganaayo in ey tahay tan qayaano lagu gaadi rabo cida
maxa biimal iyo habar gidir ku heshiinayaan kan lee biimal hal gobol ayuu degaa waa mid cabsan
waxan idinsheega oonhubaa inadan waxbakaogen tariqda marka dadka udhashay looguna yimidey waxa loogu yimidey giwil cadka degan marka gaar ahan qabiilka gaametlaha oo katalin jirey masajido badana kadhisay ceelal farabadan ksqoday ilaahadana weydegenyihin marko waa afarxafadot wadajir ooloyaqano saraha oo degan dakiiloogu yimidey giwilcadka ama banadirga buulojan waxa kuyalo magalada banankeda waxadegan biyomal hadaba biimal marka malha deegankiisa waa no50 hawargidi rna marko weydeganyihin laakin inayxukuman waxaa sabab uahaa waa biimal ayaga markii dowladii dhexe burburay1992dii biimal anaga kasoowadnay no50 oo marka keenay sey amaanka wax ugaqabtan taas bedelkeedi isla markiiba biyomal waxey kubilawen dadkii kenay marka dhac dil bililiqo markey ismahdiyen hadana waxey dilen dhoor hawargidir kadib waxaa dhacday iney soodulan oo markadhan lagasaro markas kadib ayaa hawargidir ogaatay inmarko aan shaqokulahen biyomal dadka iskalehna aanhuwesnen markas hawargidir wexey goaansaden kol hadii biyomal oo muruq u sheeganoyo dadkii markalooguyimid ana xoogban sheegana marka dadka xaqiiqada raba waxan idinshega kan xooga sheeganoyo hawargidir keliya ma aha biyomaleba xoog uu sheeganoya dadka reermarko waakuqaldantihin inad dhahdin hawar gidir iskaceliya waa inlabadaba lala dagala ama loowadajoga waxan aaminsanahay hadii biyomal reer marko dhulkoda udhafo oo no50kiisa aado hawargidir halmaliney kubexey hadalkan waa xaqiiqo jeclow ama hajeclan hadii aad ogen taariqda marka marka aad cidkasto degan weydii cida looguyimid wxeykushegayan 12ka koofi waaqabailka giwilcadka haar ahan qsbiilka gaameedlaha oo asalahaan kasoo jeeda beesha ajuran
horta gobolka waa 7 degmo biilmaal marko waxu ka dagaa waxaan la dagan HIraab mida kale qabiilada kale degmoyinka kale dego xitaa hawiye wuu la dagaa tusaale daafeed galjcel= Gonwale Baladamiin iyo habargidir =leego iyo Abgaal= warmaxan , afgooye wacadan iyo wadalaan iyo habargidir = lafoole , Qoryoolay = xawaadle iyo hg , iyo jareer wayn marka gobolka qabiil kaligiis sheegan karo ma jiro yaa been laysku sheegin gobolka waa wadada degnaa
kuwaan biyomaal la leeyahay oo is ku waa waalaaya habargedir soomaaliya oo dhan ayaad ka guureesaan waana iga balan hadii aad joojin waydaan anagaa marka iska leh iyo adeb darada aad ka wadaan guushana insha’ allaah waxay ku danbeen doontaa habargedir oo guuleesata anaga waxaan soomaaliya u joognaa kii dadka u xoog sheegta inaan dhagta dhiiga udarno. maxaa yeelay dhulkaan oo dhan waa dhul hawiye anagana waxaan nahay dhaxal ilaaliye.
wiil hubeer waa beenta lafoole waxaa dago wacdaan afgooye wacdaan ayaa dago saas ula saco sxb moorysan habargidir waxba kamadagaan
Comments are closed.