Shan askari oo midi haweeney tahay ayaa xarakada Alshabaab ku soo bandgigeen magaalada Baraawe oo ay sheegeen inay kasoo goosteen ciidamada Barre Hiiraale iyo Kuwa Axmed Madoobe.
Afar kamid ah askartan oo ka timid dhanka Axmad madoobe ayaa lagu soo bandhigay xarunta maamulka iyagoo hubkooda wata, waxaana lagu kala magacaabaa: Maxamad Xassan Cadow, Cabdi Maxamad Ibraahiim, Aadan Cabdullaahi Salaad iyo Cabdirisaaq Xassan Warsame.
Waxay sheegeen in si wanaagsan loo soo dhaweeyay, hadda wixii ka dambeeyana aaney la shaqeyn doonin Axmad madoobe iyo hogaamiye kooxeedyada lamidka ah ee shisheeyaha la shaqeeya sida ay hadalka u dhigeen
Halkan Ka Dhegeyso
Daafeet.Com
Kuwaan waa taageerayaashii barre dharkooda ayaad marka hor ka fahmi kartaa.
Kan 1aad ee towfiiq ku dhashey lahjadiisa waa Abgaal
Kan 2aad lahjadiisa waa Habargidir Ceyr.
Kan 3aad Waa Mareexaan beentiis waaye Goofguduud baydhaba isagoo ku dhasey lahjadaaas ku hadlo
Kan 4aad waa Mareexaan baardheere ku dhashey.
Xamar Iney u gudbaan ayey shabaab baas iney u dhigaan rabaan. waabba hadiiba laga yeelo.
Comments are closed.