Dheygeyso:- Odayaasha Gobolka Shabelaha Hoose oo sheegey iney Dowlada dhibaatooyin ka wado Gobolka Sh/Hoose

14
75

markaKulan Balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay Magalada muqdisho kulankaas oo ey kasoo qeyb galeen Odayaasha iyo waxgaradka Shabeelaha Hoose Waxayna Dowladda Somaliya ku Eedeyeesay in ay usoo Magacwday gobalka Dad an kasoo Jeedin.

Odayaasha Shabeelada Hoose ayaa dowlada ku eedeeyay inay u afduubayaan dhamaan beelaha asalka ah ee Shabeelada Hoose Beel gaar ah taas oo ay sheegeen inay ka dagaalami doonaan.

 

Halkan Hoose Ka Dhegeyso

Shir Sh Hose

 

Daafeet.Com

14 COMMENTS

  1. asc dhamaan inta ku abtirsata beelah awdigil wan idin salan kadib odayaasha wa runtode waxay mas uul ka yahiin dhamaan shacabka kunool gobalka shabeelah house mamulka gobalka shabeelah house waxan uga baqaya wa in odayaasha uulashaqaya ciidamo gobalka udhasha wa in tawabar loofuraa si ay uladagaalaman mooryanta dhulkeena kusoduusha

  2. Runtii Odayaasha Xaq ayay u leyahiin in ay ka caan waan wax laga keesaday. Dowalada Daacad ka ma ah in ay reer Shabelada hoose tashadaan. Qodabada lugu hishiiyay waxay dan u tahay beesha ku soo duushay Gobalka ( Habargidir) Marka la leeyayahayMaleesiyaadka ha la qarameeyo micnaheeda waa Moorayaan ha loo sharciyeeyo gobalka waayo dadka deg gobal nitooda qoriga qaaday waa 20%.Moriyaa ha la sharciyeeyo dooladana ha ku taageerto. reer Sh/hoose ayay u taalaa arintaas

  3. ugaas waa saxantahay waxa tahay digilsax ah ugaask waa ku garab taganahay shacabka kici rer aw digil dadka dhan adiga cml hade ahalahayen mar hore qof kaimadey galgaduud waxkama noqon laheyn digil and biimaal viva noqda dad isku duban

  4. walaaliyaalo iskan dhiciya muuriraanta 20 sana kabadan idin heysatey kama xoogyariidiin hadii aad tihiin dg walaalihiin mrfle in shaa allah way idin garabtaa ganyihiin

  5. asc digil kakac hurdada ayaan leeyahay hoos uhadalka dhaaf ee kor uhadal qori qaado hadiikale dhulkaga wiligaa mamaamulidoontiid ama waaba kaguuridoontaa aakhir hadaadan qoriqaadan oo aadan iska dhicin muuriyaanta oo aan ilaah aqoonin

  6. scw bacda salaan odey,yada waan taageer sanahay waana runtooda reer shabeelada hoose kaca anagaa duwlad ah ee dalkeena iyo dadkeena aan u dagaalano diintana akaashano daa,ina waana jiraa,ee dayuusnimata waa debiye ogaada.
    wabi laahi towfiiq.

  7. inta gobolka degta kuli way is raac sanyihiin maamulkooda hada jira ha taageeraan kadib odoyaasha ayaa soo dooranaaya marabno wax kor nalooga keenaya qof aan ku dhalan ama aan kasoo jeedin manaloo keeni karo gadoomiyaha shabeelada hoose dr c/qaadir waxaan u sheegeynaa inuu isku keeno odayaasha sida hada uu sameeyay oo kale sidaas hoosha haku socoto viva inta gobolka kasoo jeedo indhahana kala fura waad mahadsantihiin

  8. HALEYS KA TAGEERO IN LEYSKA CELIYO CADOWGA WAA CADOW AANA WAX NOO QUURIN JAREER IYO JILEEC AAN IS KA DHAAFNO AAN IS KA CELINO WIXII NA SOO DHAX GALO

  9. Digil & miriflow dooga kooye. Hawaaraney waan isnaqaana. Awood naguma dhama waan iska dhicineena odayaasha digil iyo mirifle wee saxan yihiin ninkii dhoof kayimidbaa geeridu dhibeesa

  10. ASC dhamaan dadka kasojeeda G Sh Hose waxan aad ugu faraxsanahay iskuduubnida aymuujiyen dadka kunoon degaanka G SH Hose waana kumahad sanyihiin inta suura gelisay in shirkaasi laqabto waa waxloobaahana wana soo dhaweyneyna.

Comments are closed.