Axmed Diiriye oo kamid ah Odaaysha Dhaqanka ee Magaaladda Muqdishoo oo galabta la hadlay VOA Ayaa sheegay in kulankaas uu xalay ka dhacay meel u dhow Madaxtooyada Muqdisho.
kulankaas oo ey kasoo qeyb galeen wasiirka arimaha gudaha iyo odayaasha beelaha habar gidir iyo qaar kaloo ka tirsan dowlada waxaa kaloo kulankaas ku sugnaa Xasan Daahir aweys kulankan ayaa la isku soo qaadey arimo dhowr ah asagoo cod ahna halka hoose ka dhegeysta.
Daafeet.Com
war ninkaan hala daayo ma dhahaayo waayo xaq mahan in la daayo ,maxaa yeelay ilmihii yar yaraa oo ay soo direen waa la dilaa la ugaar sanaa kii weynaa lama soo tagaayo maxkamad waa ladeynayaa yaab waaye habar gidir maxishooto war ilmihiina asagaa dhameeyay iska qabta waxaan
runta marka loo hadlo daahire awais waa hogaamiye weyn,ilaah weyne,waana nin dambiile oo labaatan sano,maqac diin dadku ku laanayey,hadii lacafiyo iy cafis la,aan,arintiisa dadweynaha soo,maaliyeed,afti ha loo weydiyo,hadii wadank nabadgelyo afti dhici karin hala,iska kaayeero odoyaashii barlamaanka soo huley oo qabiil kasta leh,daahir awais hawiye keliqiisa macafiyo karo amaba qabiil keliya,waa in dib laiskaqa yeeraa,odoyaashii barlamaanka soo huley wabilaahi towfiiq
Comments are closed.