Dhegayso…Wasiirkii hore ee Gaadhaandhiga oo Riyo ku tilmaamay heshiiska Habargidir iyo Dir

5
59
riyo
Iyadoo dhowaan ay heshiis ku kala saxiixdeen magaalada Muqdisho odoyaal iyo waxgarad kala matalayay beelaha Habargidir iyo Dir oo ku dagaalamay gobalka Shabeelaha Hoose.

Ayaa waxaa hadana isa soo taraya diidmada Heshiiskaasi ay diidan yihiin guud ahaan beelaha dega gobolka iyo weliba waxgarad kasoo jeeda beesha Direed  Muxudiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo ahaa wasiirkii Gaadhaandhiga ee xukuumada Nuur Cade, kana mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Shabeelaha Hoose, waxaana wax ka waydiinay waxa uu ku diidanyahay heshiiskaas.

Waxa uuna ku jawaabay

Muxudiin Maxamed xaaji Ibiraahin

5 COMMENTS

  1. marka waaku wareeren dir hawar gidir iyo biimal marka shaqo makulaha marba qawiilcusub oo reer marka weligod aan maqlin ayaa hada sheeganoso markey arkeen dadkii marka asalka ahaa ay weli waaga ubarinin oohurdo kujiran

  2. dad isla dega ayaa is dagaala habar gidir xuduud malahan gobolkaan shabeelada hoose waay ay usoo duushay oo ilaa iyo hada guryahooda ay ugu laaban la,adahay war wasiirka arimaha gudaha hala bedelo asagaaba tuug ah oo dadkaan rabo inay meesha xoog kusii joogaan.teeda kale maamulka ay sameynayaan maxay tahay ha u sameeyaan kismaanyo ,puntland ama garoowe car wakaa ama baraawe war ciyaataan aan dhamaneynin naga joojiya maamulka hada jira aan la shaqeeyno kadib oday yaashena hasoo doortan qof ka danboo doorashada ku imaanaya ama dr c/qaadir siidi aya qibrad waxan u leh aan ku taageerno wax walbo loo bahanyahay dadka gobolka dega wanaag badan aan allaah uga rajeynayaa

  3. Tani waa riyo la iskaga riyoodey oo ah in ay yahuuda oo la wareegtet dhulalka Falastiin tan waa habeenkii tagey in heshiin kaan helgalo maxaa yeeley habargidir waxba kama quseryo dhulka Sh/H in lagala tashado waa dhul dad iska leh

  4. marka cadey waa iyo shabeelada hoosaba waa dhul uu biimaal leeyahay walaalaheena digil iyo 12koofi iyagana way nala degaaan 1000sano ka hor ayaan degameyn hadaan nahay Biimaal

Comments are closed.