Dhegeyso:- Salaad Cali Jeele oo ka hadley waxqabadka la,aanta Dowlada

0
48

JeeleSiyaasi Salaad Cali Jeele oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii dalka soo maray ayaa ka hadlay qaabka Dowladda Soomaaliya ay uwajahday arimaha Magaalada Kismaayo ee maamulka Axmed Madoobe.

Intii Wareysiga uu bixinaye Salaad Cali Jeele wuxuu sidoo kale ka hadlay Madaxweynaha maamulka Puntland Faroole oo dhawaanahan ku cel-celinaye in la bedelay Dastuurka KMG ee dalka u yaala,balse aysan mudneyn in Faroole uu ka hadlo xitaa hadii Dastuurka la bedelo ayuu ku sheegay hadalkiisa.

Sababta ayuu ku sifeeyay inay tahay wax ka bedelida iyo kudarida Dastuurka dalka Soomaaliya ay uyaalaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Faroolana ay wakiil ka yihiin Xildhibaano reer Puntland ah oo Baarlamaanka ku jira talada Dastuurka dalkana iyagu qeyb ka leh.

salaad cali

 

Daafeet.Com