Nabadoon Burhaan Sheekh Wacays oo ka mid ah nabadoonada Beesha Biyo-maal oo ku sugan magalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa markii ugu horaysay waxa uu ka hadlay weerarkii ay beesha Habargidir ay ku soo qaaday shacabka Gobalka isagoo sidoo kalena cadeeyay hadafka laga lahaa dagaalkuna inuu ahaa dhul balaarsi ay beel ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe ee Soomaaliya ay ku doonayso inay deegaan kaga hesho gudaha gobolka Shabeelaha hoose.
Sidoo kale ayaa waxa uu amaanay kaalintii Puntland ay ka qaadatay u hiilinta beesha Biyo-Maal.
Halkan ka dhegayso
dadka kunool gobolka indhaha waa kala qadeen in muda ahna way amusnayee ee walalaha kayimid melahaha kale haa is ku xishodan tarikh xumada haa iskadayaan koley waxii ayrabaan markun uma surtobayaan ee siinabdon haa uga noladan gobolka hadii kale ayagaa dheb isku kenya ii ceeb
puntland dan inooma haayso sxb afaaraheena haka baxdo habar gidir iyo ayada waa isku mid xoog iyo xeelad ayay is dheer yihiin anaga dadka gobolka dega hadaan nahay dhaxdeena aan isku duub naano aan iska difaacno wax walbo dhib nagu ah gadoomiyaha gobolka aan garan galno aan ku taageerno mowqifkiisa hada wanaagsan wuuna kasoo horjedaa siaasadan wareersan ee wasiir ku sheega arimaha gudaha ah
sxb wax kasto oo ay ahaataba maanta puntland dhul boob kuguma hayso runtii wayna ka hadashay dhibka gobolka ka taagan iyo dadka u ehelka ah gobolka in la barakicinayo marka qof aan waxba kugu heysan ha maagin qof walaban siyaasada sida uu wax ku heli karo oo ay dantiisa ku jirto wuu yaqaan ahan ku dhaliilin
puntland siyaasad iyo asxaab raadis waye waayo wiligeeda kama hadlin gobolkeena habar gir habaaraneey 20 sano kabadan ayay naqaseysay walaala yaal odoyaal caaqil ah waan leenahay caqliga ha shaqeeyo dowladana aan runta usheegno madaxweynaha waa nin fiican wax waa laga dhaadhicin karaa hadaba asagaa ka diidan inay maamul iska magacaawaan waayo meesha boobka ayuu arkay lkn ogaada shabeelada hoose dadkooda waa dad nabada ay ku weyntahay lkn haday kacaan waa bes ee dadkaan wasiirka arimaha uu wato gal gaduud ha iska aadaan ama nabad ku noolaada oo xil iyo talo midna faraha hala soo galina
Runtii dadkeena way kaceen Ilahay ha garab galo. Hadii aan isku duubnaano wax badan ayaa noo suurto galaayo. Hadii kale ciyaarta sideedii ayay ahaanaysaa. waayo markii hore ba waxaa lugu adeeganaayay qaar anaga ah oo caado qaatayaal ah. welina way nugu jiraan. marka aan ka fogaano wax walbo oo Khalaaf keeni karo. midnimo ayaa hor mar lgu gaaraa. Guul sh/hoose
salaan kadib waxan rabaa in aad qawiil gaar ah aad eedeysan idinkoo kawarhaynina magalada marka cidad dhulbobka kawada marka hawargidir keli kuma aha bibiimaalka xataa wuxuu boob cadkuhaya dadka asalka ah eelooyaqan reer markaha ama giwilcadka ooboqolaal sanodegan wuxukuhaaya diljoogta ah dhac iyo boob hada hadaat aadid marka fiiri saldhiga marka oobiimal heysta waxaa kabuxa dadka giwilcadka qofkiiba waxaa lagusiideyna wa500dolar hadiikale waa shabab midakale qofka aadleedihin suldan biimal ayaadhahay waanala boobaa dhibaanaloo geystay iyaga dhibka aykuhayaan dadkareermarko ama ay ugeesten waa okyahay laakinwuxu kahadla hawargidir waxaa idinsheega qalad ayaad ufahansantihin yaa markodega biimaal keligis talada marka kama go do yuuiskadhigin qofka kelya oomarka dega eedaka marka asalka ah eelooyaqano 12koofi ama banaadiriga oo sigaar ah xasuuqa kuhayan biimaalka waxaan kusoo qatimaaya waxan udardarma 12koofi reermarko hurdada kakaca cabsiga dila koley qofba malintisa ayuu dhimana dhulkiina maalinwalbo qawiil cusub kudoodoyin waa ujeedin maalin walba waa ujeedin saldhiga marka idika ayaa laidinku xiraa sigardaro ah waa kawarhaysin boimalka markan kasoo watnay no50 1992dii waxey odinkusameeyen saacadan idilahadlayo waa ogtihin dadka aydilooyin inta ayxiren guryaha ay xooga ku haystan dadka waxeykumashquliyen hawargidir aya nabowoyso waa run adigamarkey kuarkeen inaad boobirabtit dadkii asalka oomarkalooguyimid tabcan qasab atna inlaguboobo waxaan idinleeyahay reermarko waqtigii hadalka cabsida oohinka malajogo dibisugunoqda isdifaca difacda dhulkina maalkiina ilmihina iyo diintina ilaheyna talo sarta dowlad waxidin qawaneyso hasugina idinkoo hurdokujirtin hadii kale biimaal waxan waxkadaran ayey idinkusamendoonaan ee shir degdeg isugimadaI
Digil iyo Mirifle, Garri iyo Dir Maamul Goboleed ama dawlad hawada sameystaan, sababtoo ah dad dulman dhammaantood.
Ha isku tashdaan oo ha midoobaan.
Hadii kale dhulboob iyo barakicin yaa kusoo socota, markin indhaha ha kala qadaan.
Comments are closed.