Dhegayso…Xafiiska Madaxweynaha ayaa hortaagan in la sameeyo maamulada gobolada dalka.

1
62

sedexdooda

 

 

 

 

 

Agaasimaha waaxda Arimaha Bulshada Wasaarada Arimah gudaha Muuse Abshir Cabdi aya maanta shaaca ka qaaday in caqabado badan ay ka haystaan sidii ay maamul ugu samayn lahaayeen gobalada dalka.

Waxa uu sheegay in arinta ugu weyn ee maamulka loogu sameyn la’yahay gobollada dalka ay tahay in Sharcigii ay wasaaradiisu samaysay ee la hordhigay golaha wasiirada iyo kan Baarlamaanka ay horay u ansixiyeen oo Madaxweynaha xafiiskiisu ku dhegan yahay oo aanu weli saxiixin iyadoo la garan la’yahay waxa xafiiska madaxweynuhu uu sidaasi u yeelayo.
Halkan ka dhegayso hadalka Agaasimaha

Unknown Album

1 COMMENT

Comments are closed.