Gudoomiyaha Degmada Wanle weyn oo ka hadley isbaarooyinka yaala deegaanka ayaa sheegey in isbaarooyinkaas ey kor u dhaafeey in ka badan 6 meelood kuwaas oo ey soo dhigteen ciidamada dowlada iyo maleeshiyo beeleedyo aan u dhalan deegaanka.
Gudoomiyaha waxaa kaloo uu sheegey in dhibaatooyin badan ey keeneen isbaarooyinkaas taasoo ey ka mid tahay jir dil iyo dhac ey u geystaan shacabka mara wadadaas wuxuuna sheegey iney marar badan uga dacwoodeen dowlada federalka balse eysan waxba ka qabanin.
Daafeet.Com
marka ugu horeysa scw bacda salaan gudoomiyaha waxaan usheegayaa mas,uuliyada shacabka isagay saaran tahay waa gudoomiyihii degmada w.weyn sarkaal ciidan iyo boliisba wadooyinka isbaaro madhigan karaan hadaydhigteena inuu baryatamo waa kuceeb haq wuxuu u leeyahay awood iyo xoog inuu adeegsado wuxu ciidan ma ahan ee waa mooryaan ku sooduushay deegaanka ee hala dagaalamo sabab aan u leeyaha waxay tahay, tusaale yar hadaan idin siiyo wadada aada balcad ilaa jowhar ilaa iyo g.dhexe maxaa hol is baaro loodhigan waayey oo sh. hoose bay iyo bakool boqolaal is baaro loodhigay ?
gudoomiyaha G.sh.hoose iyo kuwa sheegta mas,uuliyada degmooyinka iyagaaa laga rabaa amniga iyo nabad gelyada shacabka degaanadaas degan, ha ogaa daano inaan kula xisaab tami doono hadaa nahay shacabka G.SH.HOOSE waxaana u sheegeynaa dowlada dulqaadkii inuu nag dhamaaday.
Gadomiye cidan ka gbalka bay aya lagu keneya mesha waxba dowlada ha tuugin iska daa
mudane isaaq maama geesinimo ayaan ku ogayn maxay tahay baryadan iyo daciifnimadan mise dowladaa moodaa inay wax ku qabanayso ha sugin taasi ee wiilashaada isticmaal
Comments are closed.